Arabic with tafsir
Listen to Surah Al-Inshirah (1282 reciters)
بِسۡمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحۡمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ
أَلَمۡ نَشۡرَحۡ لَكَ صَدۡرَكَ ١Miyaanaan kuu waasicinnin laabtaada وَوَضَعۡنَا عَنكَ وِزۡرَكَ ٢Oo aan kaa dejin culeyskaaga ٱلَّذِيٓ أَنقَضَ ظَهۡرَكَ ٣ee cusleeyey dhabarkaaga وَرَفَعۡنَا لَكَ ذِكۡرَكَ ٤Oo aanaan kor yeelin meeqaankaaga فَإِنَّ مَعَ ٱلۡعُسۡرِ يُسۡرًا ٥Ee hubaal culeyska waxaa la socda nafis إِنَّ مَعَ ٱلۡعُسۡرِ يُسۡرًا ٦Dhibka waxaa hubaal la socda nafis فَإِذَا فَرَغۡتَ فَٱنصَبۡ ٧Ee markaad bogto (howshaada), u istaag cibaado وَإِلَىٰ رَبِّكَ فَٱرۡغَب ٨Oo xagga Rabbigaa(Keliya) wax ka rajee
Translation: Abdullah Hasan Jacob.