بِسۡمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحۡمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ
حمٓ ١Waannu sheegnay iyadoo kale وَٱلۡكِتَٰبِ ٱلۡمُبِينِ ٢Waxaan ku dhaartay Kitaabka Cade (Quraanka) إِنَّآ أَنزَلۡنَٰهُ فِي لَيۡلَةٍ مُّبَٰرَكَةٍۚ إِنَّا كُنَّا مُنذِرِينَ ٣Anagaa dejinay Quraanka Habeen barakeysan (Layletulqadar) anagaana wax u digi فِيهَا يُفۡرَقُ كُلُّ أَمۡرٍ حَكِيمٍ ٤Habeenkaasaana la kala bixiyaa amar kastoo xigmo leh أَمۡرًا مِّنۡ عِندِنَآۚ إِنَّا كُنَّا مُرۡسِلِينَ ٥Waana amar agtanada ka ahaaday, anagaana wax dirra (Rasuulo) رَحۡمَةً مِّن رَّبِّكَۚ إِنَّهُۥ هُوَ ٱلسَّمِيعُ ٱلۡعَلِيمُ ٦Naxariis ka ahaater xagga Eebahaa, Eebaana wax maqle ah wax og رَبِّ ٱلسَّمَٰوَٰتِ وَٱلۡأَرۡضِ وَمَا بَيۡنَهُمَآۖ إِن كُنتُم مُّوقِنِينَ ٧Waana Eebaha samooyiinka iyo Dhulka iyo waxa u dhaxeeya haddaad yaqiinsanaysaan لَآ إِلَٰهَ إِلَّا هُوَ يُحۡيِۦ وَيُمِيتُۖ رَبُّكُمۡ وَرَبُّ ءَابَآئِكُمُ ٱلۡأَوَّلِينَ ٨Ilaahay mooyee Eebe kalane ma jiro, isagaa wax nooleeya waxna dila, waana Eebihiina iyo Eebaha Aabbayaalkiinii horreeyey بَلۡ هُمۡ فِي شَكٍّ يَلۡعَبُونَ ٩Waxayse ku suganyihiin shaki wayna ciyaari فَٱرۡتَقِبۡ يَوۡمَ تَأۡتِي ٱلسَّمَآءُ بِدُخَانٍ مُّبِينٍ ١٠Ee sug Maalinta uu ku imaan Cirku qiiq muuqda (isagoo ku dheehan) يَغۡشَى ٱلنَّاسَۖ هَٰذَا عَذَابٌ أَلِيمٌ ١١Oo dabooli Dadka kaasina waa cadaab daran رَّبَّنَا ٱكۡشِفۡ عَنَّا ٱلۡعَذَابَ إِنَّا مُؤۡمِنُونَ ١٢Waxayna dheheen Eebow naga fayd cadaabka waxaan nahay Mu'miniine أَنَّىٰ لَهُمُ ٱلذِّكۡرَىٰ وَقَدۡ جَآءَهُمۡ رَسُولٌ مُّبِينٌ ١٣Goormay waantoobi isagoos u yimid Rasuul cad «muuqda» ثُمَّ تَوَلَّوۡاْ عَنۡهُ وَقَالُواْ مُعَلَّمٌ مَّجۡنُونٌ ١٤Markaasay ka, jeedsadeen Nabiga waxayna dheheen waa waxlabare waalan إِنَّا كَاشِفُواْ ٱلۡعَذَابِ قَلِيلًاۚ إِنَّكُمۡ عَآئِدُونَ ١٥Anagu waxaan idiinka faydaynaa cadaabka wax yar idinkuna waxaad ku noqonaysaan xumaanta يَوۡمَ نَبۡطِشُ ٱلۡبَطۡشَةَ ٱلۡكُبۡرَىٰٓ إِنَّا مُنتَقِمُونَ ١٦Maalintaan qabanayno qabashada wayn (Qiyaamada) (ama Badar) waanu aarsan ۞ وَلَقَدۡ فَتَنَّا قَبۡلَهُمۡ قَوۡمَ فِرۡعَوۡنَ وَجَآءَهُمۡ رَسُولٌ كَرِيمٌ ١٧Dhab ahaanbaan Imtixaanay hortood qoomkii Fircoon, waxaana u yimid Rasuul sharaf leh أَنۡ أَدُّوٓاْ إِلَيَّ عِبَادَ ٱللَّهِۖ إِنِّي لَكُمۡ رَسُولٌ أَمِينٌ ١٨Isagoo dhihi iidhiiba addoomada Eebe (ama maqalka) waxaan idiin ahay Rasuul aamin ah وَأَن لَّا تَعۡلُواْ عَلَى ٱللَّهِۖ إِنِّيٓ ءَاتِيكُم بِسُلۡطَٰنٍ مُّبِينٍ ١٩Hana iska wayneynina Eebe waxaan idiin la imid xujo cade وَإِنِّي عُذۡتُ بِرَبِّي وَرَبِّكُمۡ أَن تَرۡجُمُونِ ٢٠Waxaana ka magangalay Eebahay iyo Eebihiin inaad idhagaxyeysaan وَإِن لَّمۡ تُؤۡمِنُواْ لِي فَٱعۡتَزِلُونِ ٢١Ee hadaydaan i rumeyn iga fogaada (idaaya) فَدَعَا رَبَّهُۥٓ أَنَّ هَٰٓؤُلَآءِ قَوۡمٌ مُّجۡرِمُونَ ٢٢wuxuuna u qaylyey Eebihiis in kuwaasu yihiin Qoom dambiila yaal ah فَأَسۡرِ بِعِبَادِي لَيۡلًا إِنَّكُم مُّتَّبَعُونَ ٢٣guuri addoomadayda Habeenimo, waa laydin raaciye وَٱتۡرُكِ ٱلۡبَحۡرَ رَهۡوًاۖ إِنَّهُمۡ جُندٌ مُّغۡرَقُونَ ٢٤kana tag badda iyadoo xasilloon oo furan iyagu waa col la maanshayne كَمۡ تَرَكُواْ مِن جَنَّٰتٍ وَعُيُونٍ ٢٥imisey ka tageen Beero iyo Ilo وَزُرُوعٍ وَمَقَامٍ كَرِيمٍ ٢٦iyo Tallaal iyo meel sharaf leh وَنَعۡمَةٍ كَانُواْ فِيهَا فَٰكِهِينَ ٢٧iyo Nicmooyin ay ku raaxaysanayeen كَذَٰلِكَۖ وَأَوۡرَثۡنَٰهَا قَوۡمًا ءَاخَرِينَ ٢٨xaalkuna waa saas, waxaana dhaxalsiinay qoom kale فَمَا بَكَتۡ عَلَيۡهِمُ ٱلسَّمَآءُ وَٱلۡأَرۡضُ وَمَا كَانُواْ مُنظَرِينَ ٢٩uma ooyin samada iyo Dhulku korkooda, lamana sugin وَلَقَدۡ نَجَّيۡنَا بَنِيٓ إِسۡرَٰٓءِيلَ مِنَ ٱلۡعَذَابِ ٱلۡمُهِينِ ٣٠waana ka korinay ree Bani Israa'iil cadaab wax duleeya مِن فِرۡعَوۡنَۚ إِنَّهُۥ كَانَ عَالِيًا مِّنَ ٱلۡمُسۡرِفِينَ ٣١(Fircoombaan ka korinay) wuxuuna ahaa isla weyne xadgudbayaasha ka mid ah وَلَقَدِ ٱخۡتَرۡنَٰهُمۡ عَلَىٰ عِلۡمٍ عَلَى ٱلۡعَٰلَمِينَ ٣٢waxaana ka dooranay (dadkii waqtigoodii) anagoo og وَءَاتَيۡنَٰهُم مِّنَ ٱلۡأٓيَٰتِ مَا فِيهِ بَلَٰٓؤٌاْ مُّبِينٌ ٣٣waxaana siinay aayado imtixaan cad kusuganyahay إِنَّ هَٰٓؤُلَآءِ لَيَقُولُونَ ٣٤kuwaasi (Gaaladu) waxay dhihi إِنۡ هِيَ إِلَّا مَوۡتَتُنَا ٱلۡأُولَىٰ وَمَا نَحۡنُ بِمُنشَرِينَ ٣٥arrintu ma aha geerida hore mooyee, mana nihin kuwo la soobixin فَأۡتُواْ بِـَٔابَآئِنَآ إِن كُنتُمۡ صَٰدِقِينَ ٣٦noo keena aabayowgano haddaad run sheegaysaan أَهُمۡ خَيۡرٌ أَمۡ قَوۡمُ تُبَّعٍ وَٱلَّذِينَ مِن قَبۡلِهِمۡ أَهۡلَكۡنَٰهُمۡۚ إِنَّهُمۡ كَانُواْ مُجۡرِمِينَ ٣٧miyagaa khayr roon mise qoomkii Tubax iyo kuwii ka horreeyey waan halaagnay waxayna ahaayeen dambiilayaal وَمَا خَلَقۡنَا ٱلسَّمَٰوَٰتِ وَٱلۡأَرۡضَ وَمَا بَيۡنَهُمَا لَٰعِبِينَ ٣٨Samooyinka iyo Dhulka iyo waxa u dhaxeeya umaanaan abuurin ciyaar مَا خَلَقۡنَٰهُمَآ إِلَّا بِٱلۡحَقِّ وَلَٰكِنَّ أَكۡثَرَهُمۡ لَا يَعۡلَمُونَ ٣٩mana aanaan u abuurin wax aan xaq ahayn hasa yeeshee badankood ma oga إِنَّ يَوۡمَ ٱلۡفَصۡلِ مِيقَٰتُهُمۡ أَجۡمَعِينَ ٤٠maalinta kala bixinta yaa ballan u ah dhamaan يَوۡمَ لَا يُغۡنِي مَوۡلًى عَن مَّوۡلًى شَيۡـًٔا وَلَا هُمۡ يُنصَرُونَ ٤١waana Maalintaan Qaraabanimo waxba laysugu tarayn laysuna gargaarayn إِلَّا مَن رَّحِمَ ٱللَّهُۚ إِنَّهُۥ هُوَ ٱلۡعَزِيزُ ٱلرَّحِيمُ ٤٢cid Eebe u naxariisto mooyee, illeen waz adkaade naxariistee إِنَّ شَجَرَتَ ٱلزَّقُّومِ ٤٣Geedka Zaquumka ah طَعَامُ ٱلۡأَثِيمِ ٤٤waa cunnada dambi badanaha كَٱلۡمُهۡلِ يَغۡلِي فِي ٱلۡبُطُونِ ٤٥waana Laami oo kale kuna kari Caloosha كَغَلۡيِ ٱلۡحَمِيمِ ٤٦sida Xamiimka (Kulayl daran) oo kale خُذُوهُ فَٱعۡتِلُوهُ إِلَىٰ سَوَآءِ ٱلۡجَحِيمِ ٤٧(waxaana lagu dhihi) qabta Gaalka una Jiida Jaximo dhexdeeda ثُمَّ صُبُّواْ فَوۡقَ رَأۡسِهِۦ مِنۡ عَذَابِ ٱلۡحَمِيمِ ٤٨markaas ku shuba Madaxiisa korkiisa cadaab kulul ذُقۡ إِنَّكَ أَنتَ ٱلۡعَزِيزُ ٱلۡكَرِيمُ ٤٩(waxaana lagu dhihi) dhadhami (Cadaabka) waxaad tahay adkaade sharaflehe إِنَّ هَٰذَا مَا كُنتُم بِهِۦ تَمۡتَرُونَ ٥٠kaasina waa kaad ahaydeen kuwo shakiya (Cadaabka) إِنَّ ٱلۡمُتَّقِينَ فِي مَقَامٍ أَمِينٍ ٥١kuwa dhawrsadana waxay kusugnaan meel aamin ah فِي جَنَّٰتٍ وَعُيُونٍ ٥٢Jannooyin iyo Ilo (yey kusugnaan) يَلۡبَسُونَ مِن سُندُسٍ وَإِسۡتَبۡرَقٍ مُّتَقَٰبِلِينَ ٥٣waxayna xidhan Xariir jilicsan iyo mid adag (oo dhalaali) wayna is qaabili كَذَٰلِكَ وَزَوَّجۡنَٰهُم بِحُورٍ عِينٍ ٥٤saasoo kale waxaa usugnaaday Haween Indho waaweyn يَدۡعُونَ فِيهَا بِكُلِّ فَٰكِهَةٍ ءَامِنِينَ ٥٥waxayna uyeedhan Janada dhexdeeda Khudaar kasa iyagoo aamin ah لَا يَذُوقُونَ فِيهَا ٱلۡمَوۡتَ إِلَّا ٱلۡمَوۡتَةَ ٱلۡأُولَىٰۖ وَوَقَىٰهُمۡ عَذَابَ ٱلۡجَحِيمِ ٥٦mana ku dhadhamiyaan Jannada dhexdeeda Geeri, Geeridii hore mooyee wuxuuna ka dhawray (Eebe) Cadaabka Jaxiimo فَضۡلًا مِّن رَّبِّكَۚ ذَٰلِكَ هُوَ ٱلۡفَوۡزُ ٱلۡعَظِيمُ ٥٧waana fadliga Eebahaa, taasina waa liibaanta wayn فَإِنَّمَا يَسَّرۡنَٰهُ بِلِسَانِكَ لَعَلَّهُمۡ يَتَذَكَّرُونَ ٥٨waxaan ugu fududaynay Quraanka Carrabkaaga inay waantoobaan فَٱرۡتَقِبۡ إِنَّهُم مُّرۡتَقِبُونَ ٥٩ee sug iyaguna way sugiye