Arabic with tafsir
Listen to Surah Al-Humaza (1273 reciters)
بِسۡمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحۡمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ
وَيۡلٌ لِّكُلِّ هُمَزَةٍ لُّمَزَةٍ ١Halaag Wuxuu u Sugnaaday xanle wax ceebeya oo Dhan ٱلَّذِي جَمَعَ مَالًا وَعَدَّدَهُۥ ٢Oo Xoolaha kulmiya (xaqana ku bixinin) يَحۡسَبُ أَنَّ مَالَهُۥٓ أَخۡلَدَهُۥ ٣Ma wuxuu malayn in xoolihiisu waarin كـَلَّاۖ لَيُنۢبَذَنَّ فِي ٱلۡحُطَمَةِ ٤Saas ma aha ee waxaa lagu tuuri (Naarta) Xudhama وَمَآ أَدۡرَىٰكَ مَا ٱلۡحُطَمَةُ ٥Ma taqaannaa Xudhama نَارُ ٱللَّهِ ٱلۡمُوقَدَةُ ٦Waa Naarta Eebe ee la huriyay ٱلَّتِي تَطَّلِعُ عَلَى ٱلۡأَفۡـِٔدَةِ ٧Gubaysana Quluubta (Kulayl dartiis) إِنَّهَا عَلَيۡهِم مُّؤۡصَدَةٌ ٨Waana lagu dabooli Naartaas Gaalada فِي عَمَدٍ مُّمَدَّدَةِۭ ٩Tiraar la fidiyay yayna ahaan dhexdeeda
Translation: Mahmud Muhammad Abduh.