Arabic with tafsir
Listen to Surah Al-Ikhlas (1391 reciters)
بِسۡمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحۡمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ
قُلۡ هُوَ ٱللَّهُ أَحَدٌ ١Waxaad dhahdaa (Nabiyow) Eebe waa Kali (wehelna ma leh) ٱللَّهُ ٱلصَّمَدُ ٢Waana Sayid (deeqtoon) لَمۡ يَلِدۡ وَلَمۡ يُولَدۡ ٣Eebe wax ma dhalin, isna lama dhalin وَلَمۡ يَكُن لَّهُۥ كُفُوًا أَحَدُۢ ٤Wax la mid ahna ma jiro
Translation: Mahmud Muhammad Abduh.