Millat al-Islam

Chapter 95 · 8 verses · Mahmud Muhammad Abduh

Surah At-Tin in Somali

Arabic with tafsir Listen to Surah At-Tin (1299 reciters)
Meccanسورة التين8 verses

بِسۡمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحۡمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ

وَٱلتِّينِ وَٱلزَّيۡتُونِ ١Eebe wuxuu ka dhaartay Tiinka iyo Zeytuunka وَطُورِ سِينِينَ ٢Iyo Dhuuri Siina وَهَٰذَا ٱلۡبَلَدِ ٱلۡأَمِينِ ٣Iyo Magaaladan Aaminka ah (Maka) لَقَدۡ خَلَقۡنَا ٱلۡإِنسَٰنَ فِيٓ أَحۡسَنِ تَقۡوِيمٍ ٤Ee waxaana ku abuurray Dadka Muuqal toosan ثُمَّ رَدَدۡنَٰهُ أَسۡفَلَ سَٰفِلِينَ ٥Kaddibna waxaan u celinaynaa hoos (gabow dartiis) إِلَّا ٱلَّذِينَ ءَامَنُواْ وَعَمِلُواْ ٱلصَّٰلِحَٰتِ فَلَهُمۡ أَجۡرٌ غَيۡرُ مَمۡنُونٍ ٦Hase yeeshee kuwa rumeeyey xaqa camalwanaagsanna falay, waxay mudan Ajri aan go'aynin فَمَا يُكَذِّبُكَ بَعۡدُ بِٱلدِّينِ ٧Ee Maxaa Gaalada u sababay beeninta Qiyaamada intaas ka dib أَلَيۡسَ ٱللَّهُ بِأَحۡكَمِ ٱلۡحَٰكِمِينَ ٨Miyuusan Eebe ahayn kan ugu xukun wanaagsan. (Eebaa xukun wanagsan)

Translation: Mahmud Muhammad Abduh.