Millat al-Islam

Chapter 99 · 8 verses · Mahmud Muhammad Abduh

Surah Az-Zalzala in Somali

Arabic with tafsir Listen to Surah Az-Zalzala (1306 reciters)

بِسۡمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحۡمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ

إِذَا زُلۡزِلَتِ ٱلۡأَرۡضُ زِلۡزَالَهَا ١Marka DHulka la gilgilo وَأَخۡرَجَتِ ٱلۡأَرۡضُ أَثۡقَالَهَا ٢Dhulkuna soo bixiyo culaykiisii (wixii ku aasnaa) وَقَالَ ٱلۡإِنسَٰنُ مَا لَهَا ٣Dadkuna (Gaaladuna) dhahaan maxay leedahay يَوۡمَئِذٍ تُحَدِّثُ أَخۡبَارَهَا ٤Maalintaas waxay ka sheekayn warkeeda بِأَنَّ رَبَّكَ أَوۡحَىٰ لَهَا ٥Maxaayeelay Eebaa u waxyooday يَوۡمَئِذٍ يَصۡدُرُ ٱلنَّاسُ أَشۡتَاتًا لِّيُرَوۡاْ أَعۡمَٰلَهُمۡ ٦Maalintaas Dadku way soo bixi iyagoo kala tagsan (xagga Diinta iyo Camalkaba) si ay u arkaaan camalkooda فَمَن يَعۡمَلۡ مِثۡقَالَ ذَرَّةٍ خَيۡرًا يَرَهُۥ ٧Ruuxiise wax yaroo khayra fala wuu arki وَمَن يَعۡمَلۡ مِثۡقَالَ ذَرَّةٍ شَرًّا يَرَهُۥ ٨Kiise wax yar oo shar fala wuu arki

Translation: Mahmud Muhammad Abduh.