ملة الإسلام

السورة 104 · 9 آية · Abdullah Hasan Jacob

سورة الهمزة باللغة الصومالية

السورة بالعربية مع التفسير استمع إلى سورة الهمزة (1,287 قارئاً)
مكيةسورة الهمزة٩ آية

بِسۡمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحۡمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ

وَيۡلٌ لِّكُلِّ هُمَزَةٍ لُّمَزَةٍ ١Hoog waxaa leh dure kasta, wax ceebeeya ٱلَّذِي جَمَعَ مَالًا وَعَدَّدَهُۥ ٢Kaasoo maal jamciya oo u heysta sahay ahaan (aanse ka bixin xaqa lagu leeyahay) يَحۡسَبُ أَنَّ مَالَهُۥٓ أَخۡلَدَهُۥ ٣Wuxuu moodaa in maalkiisu waarin كـَلَّاۖ لَيُنۢبَذَنَّ فِي ٱلۡحُطَمَةِ ٤Mayee! Waxaa hubaal lagu tuuri burburisada وَمَآ أَدۡرَىٰكَ مَا ٱلۡحُطَمَةُ ٥Oo maxaa ku ogeysiiyey waxa ay burburisadu tahay نَارُ ٱللَّهِ ٱلۡمُوقَدَةُ ٦Waa Naar Ilaahay oo la huriyey ٱلَّتِي تَطَّلِعُ عَلَى ٱلۡأَفۡـِٔدَةِ ٧Oo kor ugu baxda quluubta dushooda إِنَّهَا عَلَيۡهِم مُّؤۡصَدَةٌ ٨Hubaal waxaa lagaga xidhi dusha korkooda فِي عَمَدٍ مُّمَدَّدَةِۭ ٩Tiirar la taagay dhexdood

الترجمة: Abdullah Hasan Jacob.