ملة الإسلام

السورة 95 · 8 آية · Abdullah Hasan Jacob

سورة التين باللغة الصومالية

السورة بالعربية مع التفسير استمع إلى سورة التين (1,313 قارئاً)
مكيةسورة التين٨ آية

بِسۡمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحۡمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ

وَٱلتِّينِ وَٱلزَّيۡتُونِ ١Waxaan ku dhaartay Tiinka iyo Zaytuunka وَطُورِ سِينِينَ ٢Iyo Buurta Siinaay وَهَٰذَا ٱلۡبَلَدِ ٱلۡأَمِينِ ٣Iyo magaaladan Aaminka ah (Makkah) لَقَدۡ خَلَقۡنَا ٱلۡإِنسَٰنَ فِيٓ أَحۡسَنِ تَقۡوِيمٍ ٤Xaqiiq Waxaan u abuurnay Aadmiga qaab kan u wanaagsan ثُمَّ رَدَدۡنَٰهُ أَسۡفَلَ سَٰفِلِينَ ٥Misna waxaan u celinnay hooseeyayaasha kan u hooseeya إِلَّا ٱلَّذِينَ ءَامَنُواْ وَعَمِلُواْ ٱلصَّٰلِحَٰتِ فَلَهُمۡ أَجۡرٌ غَيۡرُ مَمۡنُونٍ ٦Marka laga reebo kuwa (Xaqa) rumeysan oo samaha fala, waxay mudan doonaan jar aan weligi go’ynin فَمَا يُكَذِّبُكَ بَعۡدُ بِٱلدِّينِ ٧Ee yaa haddaba kara inuu kugu beeniyo arrinka abaal marinta أَلَيۡسَ ٱللَّهُ بِأَحۡكَمِ ٱلۡحَٰكِمِينَ ٨Sow ma aha Allaah Kan u wanaagsan inta wax xukunta

الترجمة: Abdullah Hasan Jacob.