السورة بالعربية مع التفسير
استمع إلى سورة الفيل (863 قارئاً)
بِسۡمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحۡمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ
أَلَمۡ تَرَ كَيۡفَ فَعَلَ رَبُّكَ بِأَصۡحَٰبِ ٱلۡفِيلِ ١Ma Ogtahay sida Eeba ku falay asaxaabtii Maroodiga «Colkii» أَلَمۡ يَجۡعَلۡ كَيۡدَهُمۡ فِي تَضۡلِيلٍ ٢Miyaan Eebe ka yeelin dhagartoodii wax dhumay وَأَرۡسَلَ عَلَيۡهِمۡ طَيۡرًا أَبَابِيلَ ٣Oosan ku dirin korkooda Shimbiro kooxa ah تَرۡمِيهِم بِحِجَارَةٍ مِّن سِجِّيلٍ ٤Kuna tuuraysa Dhagaxyo la kululeeyay فَجَعَلَهُمۡ كَعَصۡفٍ مَّأۡكُولِۭ ٥Markaas Eebe ka yeelay Bal la daaqay sidiis
الترجمة: Mahmud Muhammad Abduh.