السورة بالعربية مع التفسير
استمع إلى سورة الماعون (839 قارئاً)
بِسۡمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحۡمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ
أَرَءَيۡتَ ٱلَّذِي يُكَذِّبُ بِٱلدِّينِ ١Ka warrama kan beenin Abaalmarinta (Qiyaamada) فَذَٰلِكَ ٱلَّذِي يَدُعُّ ٱلۡيَتِيمَ ٢Kaas xooga Agoonta (xageeda) وَلَا يَحُضُّ عَلَىٰ طَعَامِ ٱلۡمِسۡكِينِ ٣Aan kuna boorrinaynin quudinta miskiinka فَوَيۡلٌ لِّلۡمُصَلِّينَ ٤Waxaa halaag u sugnaaday kuwa tukan (waa Munaafiqiinta) ٱلَّذِينَ هُمۡ عَن صَلَاتِهِمۡ سَاهُونَ ٥Ee haddana halmaansan Salaaddooda ٱلَّذِينَ هُمۡ يُرَآءُونَ ٦Dadkana is tusiya وَيَمۡنَعُونَ ٱلۡمَاعُونَ ٧Una diida alaabta (Laysugu kaalmeeyo)
الترجمة: Mahmud Muhammad Abduh.