ملة الإسلام

السورة 55 · 78 آية · Mahmud Muhammad Abduh

سورة الرحمن باللغة الصومالية

السورة بالعربية مع التفسير استمع إلى سورة الرحمن (1,425 قارئاً)
مدنيةسورة الرحمن٧٨ آية

بِسۡمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحۡمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ

ٱلرَّحۡمَٰنُ ١(Eebaha) Raxmaan ah عَلَّمَ ٱلۡقُرۡءَانَ ٢Wuxuu baray (Nabiga iyo dadka kalaba) Quraanka خَلَقَ ٱلۡإِنسَٰنَ ٣Dadkana wuu abuuray عَلَّمَهُ ٱلۡبَيَانَ ٤Wuxuuna baray dadka (Hadalka) ٱلشَّمۡسُ وَٱلۡقَمَرُ بِحُسۡبَانٍ ٥Qorraxda iyo dayaxuna waxay ku socdaan xisaab وَٱلنَّجۡمُ وَٱلشَّجَرُ يَسۡجُدَانِ ٦Xiddigga iyo Geedkuba way Sujuudaan (Eebe Dartiis) وَٱلسَّمَآءَ رَفَعَهَا وَوَضَعَ ٱلۡمِيزَانَ ٧Samadana Eebaa koryeelay, Garsoorna wuu dajiyay أَلَّا تَطۡغَوۡاْ فِي ٱلۡمِيزَانِ ٨Si aydaan uga gudbin Caddaaladda وَأَقِيمُواْ ٱلۡوَزۡنَ بِٱلۡقِسۡطِ وَلَا تُخۡسِرُواْ ٱلۡمِيزَانَ ٩Miisaanka ku hagaajiya Caddaalad, hana nuqaamininna وَٱلۡأَرۡضَ وَضَعَهَا لِلۡأَنَامِ ١٠Dhulkana Eebe wuxuu u dajiyay khalqiga فِيهَا فَٰكِهَةٌ وَٱلنَّخۡلُ ذَاتُ ٱلۡأَكۡمَامِ ١١Dhexdiisa waxaa ah Faakihad (khudaar) iyo Timir Fiido leh وَٱلۡحَبُّ ذُو ٱلۡعَصۡفِ وَٱلرَّيۡحَانُ ١٢Xubuubna (midho) ball leh iyo udgoona wuu abuuray فَبِأَيِّ ءَالَآءِ رَبِّكُمَا تُكَذِّبَانِ ١٣Nicmooyinka Eebe teebaad beeninaysaan (Insi iyo Jinniyow) خَلَقَ ٱلۡإِنسَٰنَ مِن صَلۡصَٰلٍ كَٱلۡفَخَّارِ ١٤Dadka Eebaa ka abuuray dhoobo Jilay oo kale ah وَخَلَقَ ٱلۡجَآنَّ مِن مَّارِجٍ مِّن نَّارٍ ١٥Jaankana wuxuu ka abuuray ololka Naarta فَبِأَيِّ ءَالَآءِ رَبِّكُمَا تُكَذِّبَانِ ١٦Nicmooyinka Eebe teebaad beeninaysaan رَبُّ ٱلۡمَشۡرِقَيۡنِ وَرَبُّ ٱلۡمَغۡرِبَيۡنِ ١٧Ilaaheen waa Eebaha Labada Qorrax ka soo bax iyo Labada Qorrax u dhac فَبِأَيِّ ءَالَآءِ رَبِّكُمَا تُكَذِّبَانِ ١٨Nicmooyinka Eebe teebaad beeninaysaan مَرَجَ ٱلۡبَحۡرَيۡنِ يَلۡتَقِيَانِ ١٩Eebe waan kan Labada Badood dariseeyey iyagoo kulmi بَيۡنَهُمَا بَرۡزَخٌ لَّا يَبۡغِيَانِ ٢٠Dhexdoodana yeelay soohdin (kala reebta) iskumana xadgudbaan فَبِأَيِّ ءَالَآءِ رَبِّكُمَا تُكَذِّبَانِ ٢١Nicmooyinka Eebe teebaad beeninaysaan يَخۡرُجُ مِنۡهُمَا ٱللُّؤۡلُؤُ وَٱلۡمَرۡجَانُ ٢٢Waxaa lagala baxaa Baddaas Lu'Lu'iyo Murjaan (Jawhar) فَبِأَيِّ ءَالَآءِ رَبِّكُمَا تُكَذِّبَانِ ٢٣Nimcooyinka Eebe teebaad beeninaysaan وَلَهُ ٱلۡجَوَارِ ٱلۡمُنشَـَٔاتُ فِي ٱلۡبَحۡرِ كَٱلۡأَعۡلَٰمِ ٢٤Eebe waxaa u sugnaaday Doomaha socda Badda oo Buuro la mid ah فَبِأَيِّ ءَالَآءِ رَبِّكُمَا تُكَذِّبَانِ ٢٥Nimcooyinka Eebe teebaad beeninaysaan كُلُّ مَنۡ عَلَيۡهَا فَانٍ ٢٦Dhammaan waxa (Dhulka) korkiisa ah wuu tagi وَيَبۡقَىٰ وَجۡهُ رَبِّكَ ذُو ٱلۡجَلَٰلِ وَٱلۡإِكۡرَامِ ٢٧Waxaase hadhi Eebaha wayn ee sharafta leh فَبِأَيِّ ءَالَآءِ رَبِّكُمَا تُكَذِّبَانِ ٢٨Nimcooyinka Eebe teebaad beeninaysaan يَسۡـَٔلُهُۥ مَن فِي ٱلسَّمَٰوَٰتِ وَٱلۡأَرۡضِۚ كُلَّ يَوۡمٍ هُوَ فِي شَأۡنٍ ٢٩Waxaa Eebe wax waydiista Samada iyo Dhulka waxa ku sugan, goorwalbana wuxuu maamuli arrin فَبِأَيِّ ءَالَآءِ رَبِّكُمَا تُكَذِّبَانِ ٣٠Nimcooyinka Eebe teebaad beeninaysaan سَنَفۡرُغُ لَكُمۡ أَيُّهَ ٱلثَّقَلَانِ ٣١Waana idin xisaabin si dhab ah Insi iyo Jinniyow فَبِأَيِّ ءَالَآءِ رَبِّكُمَا تُكَذِّبَانِ ٣٢Nimcooyinka Eebe teebaad beeninaysaan يَٰمَعۡشَرَ ٱلۡجِنِّ وَٱلۡإِنسِ إِنِ ٱسۡتَطَعۡتُمۡ أَن تَنفُذُواْ مِنۡ أَقۡطَارِ ٱلسَّمَٰوَٰتِ وَٱلۡأَرۡضِ فَٱنفُذُواْۚ لَا تَنفُذُونَ إِلَّا بِسُلۡطَٰنٍ ٣٣Jinni iyo Insiyow haddaad kartaan inaad ka baxdaan Samada Hajooyinkooda iyo Dhulka ka baxa, kamana bixikartaan xujo la'aan فَبِأَيِّ ءَالَآءِ رَبِّكُمَا تُكَذِّبَانِ ٣٤Nimcooyinka Eebe teebaad beeninaysaan يُرۡسَلُ عَلَيۡكُمَا شُوَاظٌ مِّن نَّارٍ وَنُحَاسٌ فَلَا تَنتَصِرَانِ ٣٥Eebe (hadduu doono) wuxuu idinku diri Olol Naar ah, iyo Maar (la dhalaaliyay) umana gargaarsanaysaan فَبِأَيِّ ءَالَآءِ رَبِّكُمَا تُكَذِّبَانِ ٣٦Nimcooyinka Eebe teebaad beeninaysaan فَإِذَا ٱنشَقَّتِ ٱلسَّمَآءُ فَكَانَتۡ وَرۡدَةً كَٱلدِّهَانِ ٣٧Markay Samadu dillaacdo oy noqoto ubax guduudan oo subag la mid ah (dhalaasho) markaas dadkaa la abaalmarin فَبِأَيِّ ءَالَآءِ رَبِّكُمَا تُكَذِّبَانِ ٣٨Nimcooyinka Eebe teebaad beeninaysaan فَيَوۡمَئِذٍ لَّا يُسۡـَٔلُ عَن ذَنۢبِهِۦٓ إِنسٌ وَلَا جَآنٌّ ٣٩Maalintaas Ruux la warsan dambigiisa Insi iyo Jinniba ma jiro فَبِأَيِّ ءَالَآءِ رَبِّكُمَا تُكَذِّبَانِ ٤٠Nicmooyinka Eebe teebaad beeninaysaan يُعۡرَفُ ٱلۡمُجۡرِمُونَ بِسِيمَٰهُمۡ فَيُؤۡخَذُ بِٱلنَّوَٰصِي وَٱلۡأَقۡدَامِ ٤١Dambiilayaasha waxaa lagu aqoonsan astaamahooda, waxaana la qaban Foodda iyo gommadaha (Naartaana lagu tuuri) فَبِأَيِّ ءَالَآءِ رَبِّكُمَا تُكَذِّبَانِ ٤٢Nimcooyinka Eebe teebaad beeninaysaan هَٰذِهِۦ جَهَنَّمُ ٱلَّتِي يُكَذِّبُ بِهَا ٱلۡمُجۡرِمُونَ ٤٣Tani waa Jahannamadii ay beeniyeen Dambiilayaashu (yaa lagu dhihi) يَطُوفُونَ بَيۡنَهَا وَبَيۡنَ حَمِيمٍ ءَانٍ ٤٤Waxay ku meereysan Jahannamo iyo biyo kulayl daran dhexdooda فَبِأَيِّ ءَالَآءِ رَبِّكُمَا تُكَذِّبَانِ ٤٥Nimcooyinka Eebe teebaad beeninaysaan وَلِمَنۡ خَافَ مَقَامَ رَبِّهِۦ جَنَّتَانِ ٤٦Ruuxii ka yaaba Eebe hor istaaggiisa wuxuu mudan Laba Janno فَبِأَيِّ ءَالَآءِ رَبِّكُمَا تُكَذِّبَانِ ٤٧Nimcooyinka Eebe teebaad beeninaysaan ذَوَاتَآ أَفۡنَانٍ ٤٨Jannooyinkaas oo midabyo leh (iyo Laamo) فَبِأَيِّ ءَالَآءِ رَبِّكُمَا تُكَذِّبَانِ ٤٩Nicmooyinka Eebe teebaad beeninaysaan فِيهِمَا عَيۡنَانِ تَجۡرِيَانِ ٥٠Waxaa laga helaa ilo socda فَبِأَيِّ ءَالَآءِ رَبِّكُمَا تُكَذِّبَانِ ٥١Nimcooyinka Eebe teebaad beeninaysaan فِيهِمَا مِن كُلِّ فَٰكِهَةٍ زَوۡجَانِ ٥٢Waxaa laga helaa nooc kasta oo Faakiha ah (Khudaar ah) فَبِأَيِّ ءَالَآءِ رَبِّكُمَا تُكَذِّبَانِ ٥٣Nimcooyinka Eebe teebaad beeninaysaan مُتَّكِـِٔينَ عَلَىٰ فُرُشِۭ بَطَآئِنُهَا مِنۡ إِسۡتَبۡرَقٍۚ وَجَنَى ٱلۡجَنَّتَيۡنِ دَانٍ ٥٤Waxay ku dangiigsan (ehlu Jannuhu) Gogol ay tahay hoosteedo istabraq (xariir) Midhaha Jannooyinku waa u dhawyihiin فَبِأَيِّ ءَالَآءِ رَبِّكُمَا تُكَذِّبَانِ ٥٥Nicmooyinka Eebe teebaad beeninaysaan فِيهِنَّ قَٰصِرَٰتُ ٱلطَّرۡفِ لَمۡ يَطۡمِثۡهُنَّ إِنسٌ قَبۡلَهُمۡ وَلَا جَآنٌّ ٥٦Jannooyinka iyo Firaashka waxaa ku sugan Haween Indha waawayn oo dhawrsoon oosan taabanin horay Insi iyo Jinni midna فَبِأَيِّ ءَالَآءِ رَبِّكُمَا تُكَذِّبَانِ ٥٧Nicmooyinka Eebe teebaad beeninaysaan كَأَنَّهُنَّ ٱلۡيَاقُوتُ وَٱلۡمَرۡجَانُ ٥٨Waxaad moodaa Haweenkaas Yaaquut iyo Murjaan (Jawhar midab leh) فَبِأَيِّ ءَالَآءِ رَبِّكُمَا تُكَذِّبَانِ ٥٩Nicmooyinka Eebe teebaad beeninaysaan هَلۡ جَزَآءُ ٱلۡإِحۡسَٰنِ إِلَّا ٱلۡإِحۡسَٰنُ ٦٠Wanaag abaalkiisu soo wanaag ma aha فَبِأَيِّ ءَالَآءِ رَبِّكُمَا تُكَذِّبَانِ ٦١Nicmooyinka Eebe teebaad beeninaysaan وَمِن دُونِهِمَا جَنَّتَانِ ٦٢Waxay heli Labadaas Janno ka sokow kuwa kale فَبِأَيِّ ءَالَآءِ رَبِّكُمَا تُكَذِّبَانِ ٦٣Nicmooyinka Eebe teebaad beeninaysaan مُدۡهَآمَّتَانِ ٦٤Waana Laba Jannoo madow (cagaaran) فَبِأَيِّ ءَالَآءِ رَبِّكُمَا تُكَذِّبَانِ ٦٥Nicmooyinka Eebe teebad beeninaysaan فِيهِمَا عَيۡنَانِ نَضَّاخَتَانِ ٦٦Waxaa dhexdeeda ah Laba ilood oo burqan فَبِأَيِّ ءَالَآءِ رَبِّكُمَا تُكَذِّبَانِ ٦٧Nicmooyinka Eebe teebaad beeninaysaan فِيهِمَا فَٰكِهَةٌ وَنَخۡلٌ وَرُمَّانٌ ٦٨Dhexdooda waxaa ah Faakihad (khudrad) iyo Timir iyo Rummaan فَبِأَيِّ ءَالَآءِ رَبِّكُمَا تُكَذِّبَانِ ٦٩Nicmooyinka Eebe teebaad beeninaysaan فِيهِنَّ خَيۡرَٰتٌ حِسَانٌ ٧٠Dhexdooda waxaa ah Haween khayr leh oo Quruxsan فَبِأَيِّ ءَالَآءِ رَبِّكُمَا تُكَذِّبَانِ ٧١Nicmooyinka Eebe teebaad beeninaysaan حُورٌ مَّقۡصُورَٰتٌ فِي ٱلۡخِيَامِ ٧٢Waa Haween Indhacad oo Gurigooda jooga فَبِأَيِّ ءَالَآءِ رَبِّكُمَا تُكَذِّبَانِ ٧٣Nicmooyinka Eebe teebaad beeninaysaan لَمۡ يَطۡمِثۡهُنَّ إِنسٌ قَبۡلَهُمۡ وَلَا جَآنٌّ ٧٤Waa Haween uusan horay u taabanin Insi iyo Jinni midna فَبِأَيِّ ءَالَآءِ رَبِّكُمَا تُكَذِّبَانِ ٧٥Nicmooyinka Eebe teebaad beeninaysaan مُتَّكِـِٔينَ عَلَىٰ رَفۡرَفٍ خُضۡرٍ وَعَبۡقَرِيٍّ حِسَانٍ ٧٦Waxayna ehlu-Jannuhu ku dangiigsan Barkimo cagaaran iyo Gogol Quruxsan فَبِأَيِّ ءَالَآءِ رَبِّكُمَا تُكَذِّبَانِ ٧٧Nicmooyinka Eebe teebaad beeninaysaan تَبَٰرَكَ ٱسۡمُ رَبِّكَ ذِي ٱلۡجَلَٰلِ وَٱلۡإِكۡرَامِ ٧٨Waxaa barakadiisu badnaatay Magaca Eebaha wayn ee shrafta leh

الترجمة: Mahmud Muhammad Abduh.