Millat al-Islam

Chapter 96 · 19 verses · Abdullah Hasan Jacob

Surah Al-Alaq in Somali

Arabic with tafsir Listen to Surah Al-Alaq (1269 reciters)
Meccanسورة العلق19 verses

بِسۡمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحۡمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ

ٱقۡرَأۡ بِٱسۡمِ رَبِّكَ ٱلَّذِي خَلَقَ ١Ku akhri Magaca Rabbigaa, ee abuuray خَلَقَ ٱلۡإِنسَٰنَ مِنۡ عَلَقٍ ٢Wuxuu ka abuuray aadmiga xinjir ٱقۡرَأۡ وَرَبُّكَ ٱلۡأَكۡرَمُ ٣Akhri! Oo Rabbigaa waa Sharaf Badnaha ٱلَّذِي عَلَّمَ بِٱلۡقَلَمِ ٤Ee baray sida wax loogu qoro qalinka عَلَّمَ ٱلۡإِنسَٰنَ مَا لَمۡ يَعۡلَمۡ ٥Baray Aadmiga wax uusan aqoon كـَلَّآ إِنَّ ٱلۡإِنسَٰنَ لَيَطۡغَىٰٓ ٦Mayee! Aadmigu xaqiiq wuu xadgudbaa أَن رَّءَاهُ ٱسۡتَغۡنَىٰٓ ٧Inuu isu arko mid deeqtoon darteed إِنَّ إِلَىٰ رَبِّكَ ٱلرُّجۡعَىٰٓ ٨Hubaal! Waa xagga Rabbigaa noqodku أَرَءَيۡتَ ٱلَّذِي يَنۡهَىٰ ٩Ma waad aragtay midka isaga ka reeba عَبۡدًا إِذَا صَلَّىٰٓ ١٠Addoon markuu tukado أَرَءَيۡتَ إِن كَانَ عَلَى ٱلۡهُدَىٰٓ ١١Bal ka warran haddii uu ku sugan yahay jid toosan أَوۡ أَمَرَ بِٱلتَّقۡوَىٰٓ ١٢Amaba uu amro xume ka dhowrsiga أَرَءَيۡتَ إِن كَذَّبَ وَتَوَلَّىٰٓ ١٣Bal ka warran haddii uu kaasina beeniyo Xaqa, oo dhabarka u jeediyo أَلَمۡ يَعۡلَم بِأَنَّ ٱللَّهَ يَرَىٰ ١٤Mawuusan ogeyn in Allaah arko كـَلَّا لَئِن لَّمۡ يَنتَهِ لَنَسۡفَعَۢا بِٱلنَّاصِيَةِ ١٥Mayee! Haddii uusan meel joogin, waxaanu hubaal qaban doonnaa foodda نَاصِيَةٍ كَٰذِبَةٍ خَاطِئَةٍ ١٦Food beenley ah oo gefley ah فَلۡيَدۡعُ نَادِيَهُۥ ١٧Markaa ha u yeedho golihiisa سَنَدۡعُ ٱلزَّبَانِيَةَ ١٨Waxaan innaguna u yeereynaa malaa’ig daran كـَلَّا لَا تُطِعۡهُ وَٱسۡجُدۡۤ وَٱقۡتَرِب ۩ ١٩Mayee, Ha adeecin isaga, oo sujuud, oo u dhowow (Allaah)

Translation: Abdullah Hasan Jacob.