Arabic with tafsir
Listen to Surah Al-Qadr (1300 reciters)
بِسۡمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحۡمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ
إِنَّآ أَنزَلۡنَٰهُ فِي لَيۡلَةِ ٱلۡقَدۡرِ ١Hubaal Waxaanu soo dejinnay (Qur’aanka) habeenka Qaddarka وَمَآ أَدۡرَىٰكَ مَا لَيۡلَةُ ٱلۡقَدۡرِ ٢Oo maxaad ku ogeysiiyey wuxuu habeenka Qaddarku yahay لَيۡلَةُ ٱلۡقَدۡرِ خَيۡرٌ مِّنۡ أَلۡفِ شَهۡرٍ ٣Habeenka Qaddarku wuxuu ka fiican yahay kun bilood تَنَزَّلُ ٱلۡمَلَٰٓئِكَةُ وَٱلرُّوحُ فِيهَا بِإِذۡنِ رَبِّهِم مِّن كُلِّ أَمۡرٍ ٤Malaa’igta iyo Jibriil baa ku soo dega Idanka Rabbigood arrin walba darteed سَلَٰمٌ هِيَ حَتَّىٰ مَطۡلَعِ ٱلۡفَجۡرِ ٥Nabad weeye ilaa waagu ka baryo
Translation: Abdullah Hasan Jacob.