Arabic with tafsir
Listen to Surah Al-Asr (1268 reciters)
بِسۡمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحۡمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ
وَٱلۡعَصۡرِ ١Waxaan ku dhaartay waqtiga إِنَّ ٱلۡإِنسَٰنَ لَفِي خُسۡرٍ ٢Hubaal Aadmigu wuxuu ku jiraa khasaaro إِلَّا ٱلَّذِينَ ءَامَنُواْ وَعَمِلُواْ ٱلصَّٰلِحَٰتِ وَتَوَاصَوۡاْ بِٱلۡحَقِّ وَتَوَاصَوۡاْ بِٱلصَّبۡرِ ٣Marka laga reebo kuwa (Xaqa) rumeysan oo samaha fala, oo isu dardaraama Xaqa, oo isu dardaarama sabarka
Translation: Abdullah Hasan Jacob.