Millat al-Islam

Chapter 102 · 8 verses · Abdullah Hasan Jacob

Surah At-Takathur in Somali

Arabic with tafsir Listen to Surah At-Takathur (1265 reciters)

بِسۡمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحۡمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ

أَلۡهَىٰكُمُ ٱلتَّكَاثُرُ ١Wax badsi doon baa idin jeediya حَتَّىٰ زُرۡتُمُ ٱلۡمَقَابِرَ ٢Ilaa aad gashaan qubuuraha كـَلَّا سَوۡفَ تَعۡلَمُونَ ٣Mayee! Waad ogaan doontaan ثُمَّ كـَلَّا سَوۡفَ تَعۡلَمُونَ ٤Mayee, mayee! Waad ogaan doontaan كـَلَّا لَوۡ تَعۡلَمُونَ عِلۡمَ ٱلۡيَقِينِ ٥Mayee! haddii aad og tihiin ogaansho dhab ah لَتَرَوُنَّ ٱلۡجَحِيمَ ٦Waxaad hubaal arki doontaan Naarta ثُمَّ لَتَرَوُنَّهَا عَيۡنَ ٱلۡيَقِينِ ٧Markaas waxaad hubaal ku arki doontaan il dhab ah ثُمَّ لَتُسۡـَٔلُنَّ يَوۡمَئِذٍ عَنِ ٱلنَّعِيمِ ٨Oo Maalintaa waxaa hubaal la idin weydiin doonaa Nicmooyinka

Translation: Abdullah Hasan Jacob.