Millat al-Islam

Chapter 105 · 5 verses · Abdullah Hasan Jacob

Surah Al-Fil in Somali

Arabic with tafsir Listen to Surah Al-Fil (851 reciters)
Meccanسورة الفيل5 verses

بِسۡمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحۡمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ

أَلَمۡ تَرَ كَيۡفَ فَعَلَ رَبُّكَ بِأَصۡحَٰبِ ٱلۡفِيلِ ١Mawaadan u fiirsan sida Rabbigaa u galay qoladii maroodiga أَلَمۡ يَجۡعَلۡ كَيۡدَهُمۡ فِي تَضۡلِيلٍ ٢Sow kama uu dhigin duullaankoodii wax jab iyo jah wareer ku dhammaaday وَأَرۡسَلَ عَلَيۡهِمۡ طَيۡرًا أَبَابِيلَ ٣Oo ku soo dirin shimbiro guutoooyin ah تَرۡمِيهِم بِحِجَارَةٍ مِّن سِجِّيلٍ ٤Ku soo ganeysa dhagaxyo dhoobo la kululeeyey ah فَجَعَلَهُمۡ كَعَصۡفٍ مَّأۡكُولِۭ ٥Markaas ka dhigay sidii bal la daaqay

Translation: Abdullah Hasan Jacob.