Arabic with tafsir
Listen to Surah Quraysh (836 reciters)
بِسۡمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحۡمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ
لِإِيلَٰفِ قُرَيۡشٍ ١Caadeysigii Quraysh darteed إِۦلَٰفِهِمۡ رِحۡلَةَ ٱلشِّتَآءِ وَٱلصَّيۡفِ ٢Ay ka caada yeesheen safarka xagaaga iyo jilaalka (si nabdoonaan ah) فَلۡيَعۡبُدُواْ رَبَّ هَٰذَا ٱلۡبَيۡتِ ٣Ee ha caabudaan Rabbiga Baydkan (Kacbada) ٱلَّذِيٓ أَطۡعَمَهُم مِّن جُوعٍ وَءَامَنَهُم مِّنۡ خَوۡفِۭ ٤Kaasoo ka quudiyey gaajo, oo ka aamin galiyay cabsi
Translation: Abdullah Hasan Jacob.