بِسۡمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحۡمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ
إِذَا ٱلسَّمَآءُ ٱنفَطَرَتۡ ١Marka samada ay u kala dhanbalanto gaballo وَإِذَا ٱلۡكَوَاكِبُ ٱنتَثَرَتۡ ٢Oo xiddiguhu kala firdhaan وَإِذَا ٱلۡبِحَارُ فُجِّرَتۡ ٣Oo marka badaha la burqiyo وَإِذَا ٱلۡقُبُورُ بُعۡثِرَتۡ ٤Oo qabuuraha la soo qufo عَلِمَتۡ نَفۡسٌ مَّا قَدَّمَتۡ وَأَخَّرَتۡ ٥Naf walbaa waxay markaa ogaan waxay hormarsatay, iyo (waxay) dib marisay يَٰٓأَيُّهَا ٱلۡإِنسَٰنُ مَا غَرَّكَ بِرَبِّكَ ٱلۡكَرِيمِ ٦Qof yahow! Maxaa kaa jeediyey Rabbigaaga, Roonaanta Badan ٱلَّذِي خَلَقَكَ فَسَوَّىٰكَ فَعَدَلَكَ ٧Kaasoo ku abuuray, ee ku taam yeelay Ee kaa dhigay mid isku dheella tiran فِيٓ أَيِّ صُورَةٍ مَّا شَآءَ رَكَّبَكَ ٨Oo suurad tuu rabo kaa rakibay كـَلَّا بَلۡ تُكَذِّبُونَ بِٱلدِّينِ ٩Mayee balse waxaad beenisaan maalinta is abaal marinta وَإِنَّ عَلَيۡكُمۡ لَحَٰفِظِينَ ١٠Oo xaqiiq waxaa jira dhab ahaan ilaalo Korkiinna ah ( malaa’ig idiin xil saaran) كِرَامًا كَٰتِبِينَ ١١Sharaf leh wax qorta يَعۡلَمُونَ مَا تَفۡعَلُونَ ١٢Way og yihiin wax kastoo aad fashaan إِنَّ ٱلۡأَبۡرَارَ لَفِي نَعِيمٍ ١٣Hubaal baarriyadu waxay dhex ahaan barwaaqo وَإِنَّ ٱلۡفُجَّارَ لَفِي جَحِيمٍ ١٤Oo hubaal dambiilayaasha waxay dhex ahaan dab ololaya يَصۡلَوۡنَهَا يَوۡمَ ٱلدِّينِ ١٥Oo ay gali doonaan si ay ugu gubtaan Maalinta Is abaal marinta وَمَا هُمۡ عَنۡهَا بِغَآئِبِينَ ١٦Oo ma ahaan doonaan sinnaba kuwo ka maqan xaggeeda وَمَآ أَدۡرَىٰكَ مَا يَوۡمُ ٱلدِّينِ ١٧Oo maxaa ku ogeysiiyey waxa ay Maalinta is abaal marintu tahay ثُمَّ مَآ أَدۡرَىٰكَ مَا يَوۡمُ ٱلدِّينِ ١٨Misna, maxaa ku ogeysiiyey waxay ay Maalinta is abaal marintu tahay يَوۡمَ لَا تَمۡلِكُ نَفۡسٌ لِّنَفۡسٍ شَيۡـًٔاۖ وَٱلۡأَمۡرُ يَوۡمَئِذٍ لِّلَّهِ ١٩(Waa) maalinta aysan nafi wax u tari doonin naf kale. Oo amarka Maalintaas waxaa gebi ahaanba iska leh Allaah