Millat al-Islam

Chapter 109 · 6 verses · Abdullah Hasan Jacob

Surah Al-Kafirun in Somali

Arabic with tafsir Listen to Surah Al-Kafirun (773 reciters)

بِسۡمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحۡمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ

قُلۡ يَٰٓأَيُّهَا ٱلۡكَٰفِرُونَ ١Dheh: Gaalooy لَآ أَعۡبُدُ مَا تَعۡبُدُونَ ٢Anigu ma caabudo waxa aad caabuddaan وَلَآ أَنتُمۡ عَٰبِدُونَ مَآ أَعۡبُدُ ٣Idinkuna ma caabuddaan Kaan Anigu caabudo وَلَآ أَنَا۠ عَابِدٌ مَّا عَبَدتُّمۡ ٤Mana caabudi doono waxa aad caabuddaan وَلَآ أَنتُمۡ عَٰبِدُونَ مَآ أَعۡبُدُ ٥Idinkuna ma caabudi doontaan Kaan anigu caabudo لَكُمۡ دِينُكُمۡ وَلِيَ دِينِ ٦Waxaad leedihiin diintiinna (dhaqankiinna), aniguna waxaa leeyahay diinteyda ( dhaqankeyga)

Translation: Abdullah Hasan Jacob.