Millat al-Islam

Chapter 109 · 6 verses · Mahmud Muhammad Abduh

Surah Al-Kafirun in Somali

Arabic with tafsir Listen to Surah Al-Kafirun (773 reciters)

بِسۡمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحۡمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ

قُلۡ يَٰٓأَيُّهَا ٱلۡكَٰفِرُونَ ١Waxaad dhahdaa, Gaalooy لَآ أَعۡبُدُ مَا تَعۡبُدُونَ ٢Ma caabudayo waxaad caabudaysaan وَلَآ أَنتُمۡ عَٰبِدُونَ مَآ أَعۡبُدُ ٣Idinna ma caabudaysaan Eebahaan caabudi وَلَآ أَنَا۠ عَابِدٌ مَّا عَبَدتُّمۡ ٤Mana caabudin waxaad caabuddeen وَلَآ أَنتُمۡ عَٰبِدُونَ مَآ أَعۡبُدُ ٥Idinkuna (hadda) ma caabudaysaan Eebahaan caabudi لَكُمۡ دِينُكُمۡ وَلِيَ دِينِ ٦Idinkana Diintiina yaad leedihiin, Anna Diintaydaan leeyahay

Translation: Mahmud Muhammad Abduh.