Millat al-Islam

Chapter 107 · 7 verses · Abdullah Hasan Jacob

Surah Al-Ma'un in Somali

Arabic with tafsir Listen to Surah Al-Ma'un (826 reciters)

بِسۡمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحۡمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ

أَرَءَيۡتَ ٱلَّذِي يُكَذِّبُ بِٱلدِّينِ ١Ma u fiirstay kan isagu beeniya abaal marinta فَذَٰلِكَ ٱلَّذِي يَدُعُّ ٱلۡيَتِيمَ ٢Kaasu waa kan ula dhaqma agoonta si qallafsan وَلَا يَحُضُّ عَلَىٰ طَعَامِ ٱلۡمِسۡكِينِ ٣Oo aan ku dhiirra gelin (dadka kale) quudinta miskiinka فَوَيۡلٌ لِّلۡمُصَلِّينَ ٤Ee waxaa hoog leh kuwaa tukada ٱلَّذِينَ هُمۡ عَن صَلَاتِهِمۡ سَاهُونَ ٥Ee ka dhoohan salaaddooda (ka dib dhiga waqtiyadooda) ٱلَّذِينَ هُمۡ يُرَآءُونَ ٦Kuwaasoo u fala (samaha) si loo arko وَيَمۡنَعُونَ ٱلۡمَاعُونَ ٧Ee bixin diida waxyaalaha aan looga maarmin nolol maalmeedka (zako iyo sadaqo iyaga warkoodba daaye)

Translation: Abdullah Hasan Jacob.