Arabic with tafsir
Listen to Surah Al-Qaria (1290 reciters)
بِسۡمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحۡمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ
ٱلۡقَارِعَةُ ١Musiibada garaaceysa (qalbiyada) مَا ٱلۡقَارِعَةُ ٢Maxay tahay Garaacdadu وَمَآ أَدۡرَىٰكَ مَا ٱلۡقَارِعَةُ ٣Oo maxaa ku ogeysiiyey waxa ay tahay Garaacdadu يَوۡمَ يَكُونُ ٱلنَّاسُ كَٱلۡفَرَاشِ ٱلۡمَبۡثُوثِ ٤Maalinta ay dadku noqon sida baalallay kala firdhay وَتَكُونُ ٱلۡجِبَالُ كَٱلۡعِهۡنِ ٱلۡمَنفُوشِ ٥Oo buurahu noqon sida cudbi la dhilay فَأَمَّا مَن ثَقُلَتۡ مَوَٰزِينُهُۥ ٦Ee ma kan isagu miisaankiisa (camallada wanaagsan) culeys yahay فَهُوَ فِي عِيشَةٍ رَّاضِيَةٍ ٧Wuxuu ku noolaan nolol barwaaqo iyo farxad leh وَأَمَّا مَنۡ خَفَّتۡ مَوَٰزِينُهُۥ ٨Ma qofka se uu miisaankiisa (camallada wanaagsan) fudeyd yahay فَأُمُّهُۥ هَاوِيَةٌ ٩Hoygiisu waa Haawiya وَمَآ أَدۡرَىٰكَ مَا هِيَهۡ ١٠Oo maxaa ku ogeysiiyey waxa ay tahay نَارٌ حَامِيَةُۢ ١١(Waa) Naar hureysa
Translation: Abdullah Hasan Jacob.