Millat al-Islam

Chapter 114 · 6 verses · Abdullah Hasan Jacob

Surah Al-Nas in Somali

Arabic with tafsir Listen to Surah Al-Nas (1315 reciters)
Meccanسورة الناس6 verses

بِسۡمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحۡمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ

قُلۡ أَعُوذُ بِرَبِّ ٱلنَّاسِ ١Dheh: Waxaan ka magan galay Rabbiga dadka مَلِكِ ٱلنَّاسِ ٢Boqorka dadka إِلَٰهِ ٱلنَّاسِ ٣Ilaaha dadka مِن شَرِّ ٱلۡوَسۡوَاسِ ٱلۡخَنَّاسِ ٤Sharka waswaasyada (sheydaanka) soo noqnoqodka badan ٱلَّذِي يُوَسۡوِسُ فِي صُدُورِ ٱلنَّاسِ ٥Kaasoo waswaasiya laabaha dadka مِنَ ٱلۡجِنَّةِ وَٱلنَّاسِ ٦(Shaydaankaa) oo jin iyo dadba leh

Translation: Abdullah Hasan Jacob.