Arabic with tafsir
Listen to Surah Al-Nas (1315 reciters)
بِسۡمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحۡمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ
قُلۡ أَعُوذُ بِرَبِّ ٱلنَّاسِ ١Waxaad dhahdaa «Nabiyow» waxaan ka magangeley Eebaha dadka barbaariya مَلِكِ ٱلنَّاسِ ٢Ee dadka xukuma إِلَٰهِ ٱلنَّاسِ ٣Ee ah Ilaaha dadka مِن شَرِّ ٱلۡوَسۡوَاسِ ٱلۡخَنَّاسِ ٤Sharka «iyo xumaanta» waswaasiyaha qarsoon ٱلَّذِي يُوَسۡوِسُ فِي صُدُورِ ٱلنَّاسِ ٥Ee waswaasiya laabta «Qalbiga» dadka مِنَ ٱلۡجِنَّةِ وَٱلنَّاسِ ٦«Kuwaas wax waswaasinayna» oo ah jinni iyo insiba
Translation: Mahmud Muhammad Abduh.