Arabic with tafsir
Listen to Surah Al-Kawthar (810 reciters)
بِسۡمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحۡمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ
إِنَّآ أَعۡطَيۡنَٰكَ ٱلۡكَوۡثَرَ ١Annagaa ku Sinnay Nabiyow Waadi Janno (iyo khary badan) فَصَلِّ لِرَبِّكَ وَٱنۡحَرۡ ٢Ee tuko Eebaha dartiis, waxna u gawrac إِنَّ شَانِئَكَ هُوَ ٱلۡأَبۡتَرُ ٣Ruuxii ku necebna waa mid cidhib beelay
Translation: Mahmud Muhammad Abduh.