Millat al-Islam

Chapter 92 · 21 verses · Mahmud Muhammad Abduh

Surah Al-Lail in Somali

Arabic with tafsir Listen to Surah Al-Lail (1283 reciters)
Meccanسورة الليل21 verses

بِسۡمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحۡمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ

وَٱلَّيۡلِ إِذَا يَغۡشَىٰ ١Eebe wuxuu ku dhaartay Habeenku markuu wax qariyo وَٱلنَّهَارِ إِذَا تَجَلَّىٰ ٢Iyo markay Maalintu Muuqato (ifto) وَمَا خَلَقَ ٱلذَّكَرَ وَٱلۡأُنثَىٰٓ ٣Iyo Abuuridda Dadka Lab iyo dhaddigba إِنَّ سَعۡيَكُمۡ لَشَتَّىٰ ٤In Camalkiinnu (dadow) kala duwanyahay فَأَمَّا مَنۡ أَعۡطَىٰ وَٱتَّقَىٰ ٥Ruuxiise bixiya (xuquuqda) Eebana ka dhawrsada وَصَدَّقَ بِٱلۡحُسۡنَىٰ ٦Rumeeyana tii wanaaga badnayd (ciwal) فَسَنُيَسِّرُهُۥ لِلۡيُسۡرَىٰ ٧Waxaanni u fududaynaa wanaagga (iyo Jidka fiican) وَأَمَّا مَنۢ بَخِلَ وَٱسۡتَغۡنَىٰ ٨Ruuxiise ku bakhayla Xoolaha isna deeqtoonaysiiya «iskibriya» وَكَذَّبَ بِٱلۡحُسۡنَىٰ ٩Reeniyana Tii wanaaga badnayd (ciwal) فَسَنُيَسِّرُهُۥ لِلۡعُسۡرَىٰ ١٠Waxaan u fududaynaa Jidka xun وَمَا يُغۡنِي عَنۡهُ مَالُهُۥٓ إِذَا تَرَدَّىٰٓ ١١Xoolihiisuna wax uma taraan markuu halaagsamo إِنَّ عَلَيۡنَا لَلۡهُدَىٰ ١٢Annagaa wax hanuuninna وَإِنَّ لَنَا لَلۡأٓخِرَةَ وَٱلۡأُولَىٰ ١٣Aakhariyo Addunbana Annagaa iska leh فَأَنذَرۡتُكُمۡ نَارًا تَلَظَّىٰ ١٤Waxana idiinka digaynaa Naar kulayl daran لَا يَصۡلَىٰهَآ إِلَّا ٱلۡأَشۡقَى ١٥Oosan galaynin Ruux xun mooyeen ٱلَّذِي كَذَّبَ وَتَوَلَّىٰ ١٦Oo xaqa beeniyay jeedsadayna وَسَيُجَنَّبُهَا ٱلۡأَتۡقَى ١٧Waxaana ka fogaada (galidda naarta) Ruuxii Eeba ka dhawrsada ٱلَّذِي يُؤۡتِي مَالَهُۥ يَتَزَكَّىٰ ١٨Ee bixiya Xoolihiisa si uu u daahirnoqdo وَمَا لِأَحَدٍ عِندَهُۥ مِن نِّعۡمَةٍ تُجۡزَىٰٓ ١٩Ruux wax ugu nicmeeyayna oo abaalmarinna ma uusanjirin إِلَّا ٱبۡتِغَآءَ وَجۡهِ رَبِّهِ ٱلۡأَعۡلَىٰ ٢٠Ee Wuxuu u bixin dar Eebaha sareeya وَلَسَوۡفَ يَرۡضَىٰ ٢١Wuuna raalli noqondoonaa Ruuxaasi

Translation: Mahmud Muhammad Abduh.