Arabic with tafsir
Listen to Surah At-Takathur (1265 reciters)
بِسۡمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحۡمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ
أَلۡهَىٰكُمُ ٱلتَّكَاثُرُ ١Waxaa idin shuqliyay Dadow wax badsasho (iyo isu faanid) حَتَّىٰ زُرۡتُمُ ٱلۡمَقَابِرَ ٢Intaad Xabaalaha ka tagtaan (dhimataan) كـَلَّا سَوۡفَ تَعۡلَمُونَ ٣Saas ma aha ee waad ogaandoontaan ثُمَّ كـَلَّا سَوۡفَ تَعۡلَمُونَ ٤Haddana saas ma ehee waad ogaandoontaan (Faanka cidhibtiisa) كـَلَّا لَوۡ تَعۡلَمُونَ عِلۡمَ ٱلۡيَقِينِ ٥Haddaad dhab ahaan wax u ogtihiin (Waad dayn lahaydeen xumaanta) لَتَرَوُنَّ ٱلۡجَحِيمَ ٦Dhab ahaan baad u arkaysaan (Naarta) Jaxiima ثُمَّ لَتَرَوُنَّهَا عَيۡنَ ٱلۡيَقِينِ ٧Ka dibna waxaad u arkaysaan Nartaas si yaqiin ah ثُمَّ لَتُسۡـَٔلُنَّ يَوۡمَئِذٍ عَنِ ٱلنَّعِيمِ ٨Waxaana laydin warsan Maalintaas Nicmadii
Translation: Mahmud Muhammad Abduh.