ملة الإسلام

السورة 93 · 11 آية · Abdullah Hasan Jacob

سورة الضحى باللغة الصومالية

السورة بالعربية مع التفسير استمع إلى سورة الضحى (1,350 قارئاً)
مكيةسورة الضحى١١ آية

بِسۡمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحۡمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ

وَٱلضُّحَىٰ ١Waxaan ku dhaartay Barqada وَٱلَّيۡلِ إِذَا سَجَىٰ ٢Iyo habeenka marka uu wax ku daboolo mugdigiisa مَا وَدَّعَكَ رَبُّكَ وَمَا قَلَىٰ ٣Rabbigaa kaama tagin (Muxammadow), mana uu kuu cadhoon وَلَلۡأٓخِرَةُ خَيۡرٌ لَّكَ مِنَ ٱلۡأُولَىٰ ٤Oo hubaal waxa dambeeya baa kaaga khayr badan waxa hore u tagey وَلَسَوۡفَ يُعۡطِيكَ رَبُّكَ فَتَرۡضَىٰٓ ٥Oo dhowaan Rabbigaa baa deeq ku siin doona, marka waad raalli noqon أَلَمۡ يَجِدۡكَ يَتِيمًا فَـَٔاوَىٰ ٦Miyuusan ku helin adigoo agoon ah oo ku hoyaadin وَوَجَدَكَ ضَآلًّا فَهَدَىٰ ٧Oo ku helin adigoo habowsan oo kuma hanuunin وَوَجَدَكَ عَآئِلًا فَأَغۡنَىٰ ٨Oo ku helin adigoo caydh ah oo kuma hodmin فَأَمَّا ٱلۡيَتِيمَ فَلَا تَقۡهَرۡ ٩Ee ma agoonka, ha dhibin وَأَمَّا ٱلسَّآئِلَ فَلَا تَنۡهَرۡ ١٠Oo ma kan wax weydiista, ha canaanan وَأَمَّا بِنِعۡمَةِ رَبِّكَ فَحَدِّثۡ ١١Oo ma xagga Nicmadda Rabbigaa, ka warran (oo ku mahdi)

الترجمة: Abdullah Hasan Jacob.