السورة بالعربية مع التفسير
استمع إلى سورة الضحى (1,350 قارئاً)
بِسۡمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحۡمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ
وَٱلضُّحَىٰ ١Eebe wuxuu ku dhaartay Barqinka وَٱلَّيۡلِ إِذَا سَجَىٰ ٢Iyo Habeenku markuu xasilo (Madoobaado) مَا وَدَّعَكَ رَبُّكَ وَمَا قَلَىٰ ٣Inaan Eebe ka tagin Nabiyow kuuna cadhoonin وَلَلۡأٓخِرَةُ خَيۡرٌ لَّكَ مِنَ ٱلۡأُولَىٰ ٤Aakharana kaaga khayr badan Aduunka وَلَسَوۡفَ يُعۡطِيكَ رَبُّكَ فَتَرۡضَىٰٓ ٥Eebaana ku siindoona (wanaag) waadna raalli noqon أَلَمۡ يَجِدۡكَ يَتِيمًا فَـَٔاوَىٰ ٦Miyuusan ku helin Eebahaa Adigoo Agoon ah oosan ku dhawaynin وَوَجَدَكَ ضَآلًّا فَهَدَىٰ ٧Miyuunase ku helin Adigoo baadi ah oosan ku hanuuninin وَوَجَدَكَ عَآئِلًا فَأَغۡنَىٰ ٨Miyuunase ku helin Adigoo caydhi ah oosna ku hodminin (kuu waxyoonin) فَأَمَّا ٱلۡيَتِيمَ فَلَا تَقۡهَرۡ ٩Ee Agoonta ha xoogin (hana dhihin) وَأَمَّا ٱلسَّآئِلَ فَلَا تَنۡهَرۡ ١٠Ka wax su'aalina ha canaanan وَأَمَّا بِنِعۡمَةِ رَبِّكَ فَحَدِّثۡ ١١Nicmada Eebahaana ka sheekee (ku mahadi)
الترجمة: Mahmud Muhammad Abduh.