ملة الإسلام

السورة 113 · 5 آية · Abdullah Hasan Jacob

سورة الفلق باللغة الصومالية

السورة بالعربية مع التفسير استمع إلى سورة الفلق (1,313 قارئاً)
مكيةسورة الفلق٥ آية

بِسۡمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحۡمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ

قُلۡ أَعُوذُ بِرَبِّ ٱلۡفَلَقِ ١Dheh: Waxaan ka magan galay Rabbiga oogga (dillaacsha) مِن شَرِّ مَا خَلَقَ ٢Sharka waxa uu abuuray وَمِن شَرِّ غَاسِقٍ إِذَا وَقَبَ ٣Iyo sharka habeenka mugdiga badan marka uu mugdigiisa wax ku daboolo وَمِن شَرِّ ٱلنَّفَّٰثَٰتِ فِي ٱلۡعُقَدِ ٤Iyo sharka kuwa wax ku tufa guntimaha (naagaha saaxirooyinka ah) وَمِن شَرِّ حَاسِدٍ إِذَا حَسَدَ ٥Iyo sharka xaasidka marka uu wax xasdo

الترجمة: Abdullah Hasan Jacob.