السورة بالعربية مع التفسير
استمع إلى سورة الفلق (1,313 قارئاً)
بِسۡمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحۡمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ
قُلۡ أَعُوذُ بِرَبِّ ٱلۡفَلَقِ ١Waxaad dhahdaa (Nabiyow) waxaan ka magangalay Eebeha Subaxa (abuuray) مِن شَرِّ مَا خَلَقَ ٢Wixii shar leh sharkiisa وَمِن شَرِّ غَاسِقٍ إِذَا وَقَبَ ٣Iyo Habeenka sharkiisa markuu madoobaado وَمِن شَرِّ ٱلنَّفَّٰثَٰتِ فِي ٱلۡعُقَدِ ٤Iyo sharka Sixirrowga wax ku tufa guntimaha وَمِن شَرِّ حَاسِدٍ إِذَا حَسَدَ ٥Iyo sharka Xaasidka wax Xasda
الترجمة: Mahmud Muhammad Abduh.