بِسۡمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحۡمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ
وَٱلۡمُرۡسَلَٰتِ عُرۡفًا ١Waa igu dabeylaha la isaga soo daba diro joogto (danaha aadmiga) awgi فَٱلۡعَٰصِفَٰتِ عَصۡفًا ٢Waa igu dabaylaha sida daran u kaca وَٱلنَّٰشِرَٰتِ نَشۡرًا ٣Ee u kaxeeya daruuraha meelahooda looga tala galay فَٱلۡفَٰرِقَٰتِ فَرۡقًا ٤Kuwa kala saara (Xaqa iyo baadilka) kala saarid dhan فَٱلۡمُلۡقِيَٰتِ ذِكۡرًا ٥Misna waa igu malaa’igta keena Waxyiga عُذۡرًا أَوۡ نُذۡرًا ٦Si loo caddeeyo (Xaqa), ama loo digo إِنَّمَا تُوعَدُونَ لَوَٰقِعٌ ٧Hubaal, waxa la idiinku gooddiyo waa wax dhacaya فَإِذَا ٱلنُّجُومُ طُمِسَتۡ ٨Ee marka xiddiguhu beelaan nuurkooda وَإِذَا ٱلسَّمَآءُ فُرِجَتۡ ٩Oo marka samada u kala dhambalmanto gaballo وَإِذَا ٱلۡجِبَالُ نُسِفَتۡ ١٠Oo marka buuraha la firdhiyo boor sidi وَإِذَا ٱلرُّسُلُ أُقِّتَتۡ ١١Oo marka Rususha loo soo kulmiyo waqtigii loo qabtay لِأَيِّ يَوۡمٍ أُجِّلَتۡ ١٢Maalintee baa muddadaa loo qabtay لِيَوۡمِ ٱلۡفَصۡلِ ١٣Maalinta kala baxa وَمَآ أَدۡرَىٰكَ مَا يَوۡمُ ٱلۡفَصۡلِ ١٤Oo maxaa ku ogeysiiyey waxa ay Maalinta kala baxu tahay وَيۡلٌ يَوۡمَئِذٍ لِّلۡمُكَذِّبِينَ ١٥Hoog Maalintaas waxaa leh xaq diidayaasha أَلَمۡ نُهۡلِكِ ٱلۡأَوَّلِينَ ١٦Miyaanaan halaagin facyadii hore ثُمَّ نُتۡبِعُهُمُ ٱلۡأٓخِرِينَ ١٧Misna waxaan raacin doonnaa kuwa (facyada) dambe كَذَٰلِكَ نَفۡعَلُ بِٱلۡمُجۡرِمِينَ ١٨Sidaas oo kale baan u galnaa denbiilayaasha وَيۡلٌ يَوۡمَئِذٍ لِّلۡمُكَذِّبِينَ ١٩Hoog Maalintaas waxaa leh xaq diidayaasha أَلَمۡ نَخۡلُقكُّم مِّن مَّآءٍ مَّهِينٍ ٢٠Miyaanaan idinka abuurin biyo liita فَجَعَلۡنَٰهُ فِي قَرَارٍ مَّكِينٍ ٢١Markaas yeelin meel aamin ah gudaheed (riximka) إِلَىٰ قَدَرٍ مَّعۡلُومٍ ٢٢Ilaa muddo go’an فَقَدَرۡنَا فَنِعۡمَ ٱلۡقَٰدِرُونَ ٢٣Sidaa baan wax u qaddarnay oo Annagaa u fiican kuwo wax qaddara وَيۡلٌ يَوۡمَئِذٍ لِّلۡمُكَذِّبِينَ ٢٤Hoog Maalintaas waxaa leh xaq diidayaasha أَلَمۡ نَجۡعَلِ ٱلۡأَرۡضَ كِفَاتًا ٢٥Miyaanaan ka dhigin dhulka mid qaada oo ku filan أَحۡيَآءً وَأَمۡوَٰتًا ٢٦Kuwa nool iyo kuwa mowtanba وَجَعَلۡنَا فِيهَا رَوَٰسِيَ شَٰمِخَٰتٍ وَأَسۡقَيۡنَٰكُم مَّآءً فُرَاتًا ٢٧oo ka yeelin dhulka dhexdiisa buuro sugan oo dhaadheer, oo aan idinka waraabinin biyo macaan وَيۡلٌ يَوۡمَئِذٍ لِّلۡمُكَذِّبِينَ ٢٨Hoog Maalintaas waxaa leh xaq diidayaasha ٱنطَلِقُوٓاْ إِلَىٰ مَا كُنتُم بِهِۦ تُكَذِّبُونَ ٢٩Aada waxaad beenin jirteen ٱنطَلِقُوٓاْ إِلَىٰ ظِلٍّ ذِي ثَلَٰثِ شُعَبٍ ٣٠Aada hoos (qiiqa Naarta ah) oo seddex laamood leh لَّا ظَلِيلٍ وَلَا يُغۡنِي مِنَ ٱللَّهَبِ ٣١Oo aan harsi laheyn, waxnana ka tareyn ololka dabka إِنَّهَا تَرۡمِي بِشَرَرٍ كَٱلۡقَصۡرِ ٣٢Hubaal Waxay (Naartu) tuurtaa dhimbilo daran oo daaro oo kale ah كَأَنَّهُۥ جِمَٰلَتٌ صُفۡرٌ ٣٣Aad mooddo awr aydin ah وَيۡلٌ يَوۡمَئِذٍ لِّلۡمُكَذِّبِينَ ٣٤Hoog Maalintaas waxaa leh xaq diidayaasha هَٰذَا يَوۡمُ لَا يَنطِقُونَ ٣٥Kanu waa Maalin aysan hadli doonin وَلَا يُؤۡذَنُ لَهُمۡ فَيَعۡتَذِرُونَ ٣٦Oo aan idan la siin doonin si ay u cudurdaartaan وَيۡلٌ يَوۡمَئِذٍ لِّلۡمُكَذِّبِينَ ٣٧Hoog Maalintaas waxaa leh xaq diidayaasha هَٰذَا يَوۡمُ ٱلۡفَصۡلِۖ جَمَعۡنَٰكُمۡ وَٱلۡأَوَّلِينَ ٣٨Kani waa Maalinta kala Baxa. Waa idin soo kulminnay idinka iyo kuwii horreeyeyba فَإِن كَانَ لَكُمۡ كَيۡدٌ فَكِيدُونِ ٣٩Ee haddii aad tab degtaan, haddaba tab dega Aniga lidkay وَيۡلٌ يَوۡمَئِذٍ لِّلۡمُكَذِّبِينَ ٤٠Hoog Maalintaas waxaa leh xaq diidayaasha إِنَّ ٱلۡمُتَّقِينَ فِي ظِلَٰلٍ وَعُيُونٍ ٤١Hubaal kuwa ka dhowrsada xumaha waxay ku sugnaan hoosas iyo ilo وَفَوَٰكِهَ مِمَّا يَشۡتَهُونَ ٤٢Iyo midho_waxay doonaan ah كُلُواْ وَٱشۡرَبُواْ هَنِيٓـَٔۢا بِمَا كُنتُمۡ تَعۡمَلُونَ ٤٣Cuna oo cabba si raaxo leh waa waxaad camalsan fali jirteen darteed إِنَّا كَذَٰلِكَ نَجۡزِي ٱلۡمُحۡسِنِينَ ٤٤Sidaas oo kale baan u abaal marinnaa sama falayaasha وَيۡلٌ يَوۡمَئِذٍ لِّلۡمُكَذِّبِينَ ٤٥Hoog Maalintaas waxaa leh xaq diidayaasha كُلُواْ وَتَمَتَّعُواْ قَلِيلًا إِنَّكُم مُّجۡرِمُونَ ٤٦Cuna oo raaxeysta in yar. Hubaal, waxaad tihiin denbiilayaal وَيۡلٌ يَوۡمَئِذٍ لِّلۡمُكَذِّبِينَ ٤٧Hoog Maalintaas waxaa leh xaq diidayaasha وَإِذَا قِيلَ لَهُمُ ٱرۡكَعُواْ لَا يَرۡكَعُونَ ٤٨Oo marka lagu yidhaahdo: Rukuuca ma ay rukuucaan وَيۡلٌ يَوۡمَئِذٍ لِّلۡمُكَذِّبِينَ ٤٩Hoog Maalintaas waxaa leh xaq diidayaasha فَبِأَيِّ حَدِيثِۭ بَعۡدَهُۥ يُؤۡمِنُونَ ٥٠Ee warkee bay kan kaddib iyagu rumeyn doonaan