بِسۡمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحۡمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ
عَمَّ يَتَسَآءَلُونَ ١Arrin maxay ah bay isweydiinayaan عَنِ ٱلنَّبَإِ ٱلۡعَظِيمِ ٢Ma arrinka ku saabsan Warka Weyn (Qiyaamaha ama Qur’aanka) ٱلَّذِي هُمۡ فِيهِ مُخۡتَلِفُونَ ٣Ay isku khilaafsan yihiin كـَلَّا سَيَعۡلَمُونَ ٤Mayee, dhowaan bay ogaan doonaan ثُمَّ كـَلَّا سَيَعۡلَمُونَ ٥Mayee, mayee dhowaan bay ogaan doonaan أَلَمۡ نَجۡعَلِ ٱلۡأَرۡضَ مِهَٰدًا ٦Mawaanaan ka dhigin dhulka gogol وَٱلۡجِبَالَ أَوۡتَادًا ٧Oo buuraha (ka yeelin) tiirar وَخَلَقۡنَٰكُمۡ أَزۡوَٰجًا ٨Oo idinka abuurin noocyo وَجَعَلۡنَا نَوۡمَكُمۡ سُبَاتًا ٩oo ka yeelin hurdadiinna nasiino وَجَعَلۡنَا ٱلَّيۡلَ لِبَاسًا ١٠Oo ka dhigin habeenka hu’ oo kale وَجَعَلۡنَا ٱلنَّهَارَ مَعَاشًا ١١Oo ka dhigin maalinta macaash doonasho وَبَنَيۡنَا فَوۡقَكُمۡ سَبۡعًا شِدَادًا ١٢Oo ka dhisin korkiinna toddobo (samo) oo adadag وَجَعَلۡنَا سِرَاجًا وَهَّاجًا ١٣Oo yeelin (dhexdeeda) nal shidan وَأَنزَلۡنَا مِنَ ٱلۡمُعۡصِرَٰتِ مَآءً ثَجَّاجًا ١٤Oo ka soo dejinin daruuraha roobka sida biyo badan oo shubmaya لِّنُخۡرِجَ بِهِۦ حَبًّا وَنَبَاتًا ١٥Si aan ugu soo saarno haruur iyo naq وَجَنَّٰتٍ أَلۡفَافًا ١٦Iyo beero isku maran إِنَّ يَوۡمَ ٱلۡفَصۡلِ كَانَ مِيقَٰتًا ١٧Hubaal Maalinta kala baxu waa waqti go’an يَوۡمَ يُنفَخُ فِي ٱلصُّورِ فَتَأۡتُونَ أَفۡوَاجًا ١٨Maalinta marka Buunka la afuufo, oo waxaad imaan doontaan idinkoo kooxo ah وَفُتِحَتِ ٱلسَّمَآءُ فَكَانَتۡ أَبۡوَٰبًا ١٩Oo samada la furo, oo waxay noqon albaabbo وَسُيِّرَتِ ٱلۡجِبَالُ فَكَانَتۡ سَرَابًا ٢٠Oo buuraha la rujiyo oo waxay ahaan doonaan wir-wir oo kale إِنَّ جَهَنَّمَ كَانَتۡ مِرۡصَادًا ٢١Hubaal Naartu waa heegan sugeysa لِّلطَّٰغِينَ مَـَٔابًا ٢٢Xad gudbayaasha, meel noqod u ah لَّٰبِثِينَ فِيهَآ أَحۡقَابًا ٢٣Waxay ku negaadi doonaan dhexdeeda waayo badan لَّا يَذُوقُونَ فِيهَا بَرۡدًا وَلَا شَرَابًا ٢٤Ma ku dhadhamin doonaan dhexdeeda wax qabow ah iyo cabbitaan midna إِلَّا حَمِيمًا وَغَسَّاقًا ٢٥Biyo kulul oo karaya iyo malax maahee جَزَآءً وِفَاقًا ٢٦Waa abaal marin ku habboon إِنَّهُمۡ كَانُواْ لَا يَرۡجُونَ حِسَابًا ٢٧Hubaal ma ayan fileyn xisaab وَكَذَّبُواْ بِـَٔايَٰتِنَا كِذَّابًا ٢٨Oo beeniyeenAayadahayaga beenin cad وَكُلَّ شَيۡءٍ أَحۡصَيۡنَٰهُ كِتَٰبًا ٢٩Wax walba se waxaan ku koobnay qoraal فَذُوقُواْ فَلَن نَّزِيدَكُمۡ إِلَّا عَذَابًا ٣٠Ee Dhadhamiya idinku (ciqaabka); idiinma kordhin doonno waxaan ahayn Cadaab إِنَّ لِلۡمُتَّقِينَ مَفَازًا ٣١Hubaal kuwa ka dhowrsada xumaha waxay leeyihiin meel lagu liibaano حَدَآئِقَ وَأَعۡنَٰبًا ٣٢Beero iyo canabyo وَكَوَاعِبَ أَتۡرَابًا ٣٣Iyo gashaantiyo isku da' ah وَكَأۡسًا دِهَاقًا ٣٤Iyo galaas buuxa لَّا يَسۡمَعُونَ فِيهَا لَغۡوًا وَلَا كِذَّٰبًا ٣٥Kuma maqli doonaan dhexdeeda wax hadal macno darro ah ama wax been ah جَزَآءً مِّن رَّبِّكَ عَطَآءً حِسَابًا ٣٦Abaal marin xagga Rabbigaa; deeq (daa'in ah ay ku muteen) xisaab رَّبِّ ٱلسَّمَٰوَٰتِ وَٱلۡأَرۡضِ وَمَا بَيۡنَهُمَا ٱلرَّحۡمَٰنِۖ لَا يَمۡلِكُونَ مِنۡهُ خِطَابًا ٣٧Rabbiga samooyinka iyo arlada, iyo waxa u dhexeeya, _Raxmaanka, ma awoodaan inay la hadlaan (idan la'aan) يَوۡمَ يَقُومُ ٱلرُّوحُ وَٱلۡمَلَٰٓئِكَةُ صَفًّاۖ لَّا يَتَكَلَّمُونَ إِلَّا مَنۡ أَذِنَ لَهُ ٱلرَّحۡمَٰنُ وَقَالَ صَوَابًا ٣٨Maalinta uu Ruuxu iyo malaa’igtuba u istaagi doonaan saf saf, cidna ma hadli doonto, mid maahee Raxmaanku u idmo, oo ku hadla hadal toosan oo abbaar ah ذَٰلِكَ ٱلۡيَوۡمُ ٱلۡحَقُّۖ فَمَن شَآءَ ٱتَّخَذَ إِلَىٰ رَبِّهِۦ مَـَٔابًا ٣٩Taasu waa Maalinta la hubo ee xaqa ah, ee kii kastoo raba, ha u maro Rabbigi jid uu ugu laabto إِنَّآ أَنذَرۡنَٰكُمۡ عَذَابًا قَرِيبًا يَوۡمَ يَنظُرُ ٱلۡمَرۡءُ مَا قَدَّمَتۡ يَدَاهُ وَيَقُولُ ٱلۡكَافِرُ يَٰلَيۡتَنِي كُنتُ تُرَٰبَۢا ٤٠Hubaal Waxaanu idiinka dignay cadaab dhow; _Maalinta uu qofku arki doono waxa ay gacmihiisu horay u geysteen, oo gaalku odhan: Magcay ba'ye! maan ciid ahaado