السورة بالعربية مع التفسير
استمع إلى سورة النصر (1,302 قارئاً)
بِسۡمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحۡمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ
إِذَا جَآءَ نَصۡرُ ٱللَّهِ وَٱلۡفَتۡحُ ١Marka uu yimaado Gargaarka Ilaahay iyo guusha (Furashada Makkah) وَرَأَيۡتَ ٱلنَّاسَ يَدۡخُلُونَ فِي دِينِ ٱللَّهِ أَفۡوَاجًا ٢Oo aad aragto dadku oo u soo galaya diinta Ilaahay rac-rac (koox-koox) فَسَبِّحۡ بِحَمۡدِ رَبِّكَ وَٱسۡتَغۡفِرۡهُۚ إِنَّهُۥ كَانَ تَوَّابَۢا ٣Markaas ku tasbiixso Ammaanaha Rabbigaa, oo weydiiso Dambi Dhaafkiisa. Hubaal waa Isaga kan u soo laabashada badan (Naxariista)
الترجمة: Abdullah Hasan Jacob.