السورة بالعربية مع التفسير
استمع إلى سورة المسد (1,267 قارئاً)
بِسۡمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحۡمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ
تَبَّتۡ يَدَآ أَبِي لَهَبٍ وَتَبَّ ١Hoog baa ku dhacay labada gacmood ee Abuu-Lahab, waana hoogi doonaa مَآ أَغۡنَىٰ عَنۡهُ مَالُهُۥ وَمَا كَسَبَ ٢Maalkiisa iyo wuxuu kasbado waxba uma ay tari doonaan سَيَصۡلَىٰ نَارًا ذَاتَ لَهَبٍ ٣Oo Wuxuu geli doonaa Naar aad u olol badan وَٱمۡرَأَتُهُۥ حَمَّالَةَ ٱلۡحَطَبِ ٤Iyo marwadiisuba, xaabo siddada ah فِي جِيدِهَا حَبۡلٌ مِّن مَّسَدِۭ ٥Qoorteeda waxaa ku wareegsan xadhig xaskul la soohay ah
الترجمة: Abdullah Hasan Jacob.