السورة بالعربية مع التفسير
استمع إلى سورة الزلزلة (1,320 قارئاً)
بِسۡمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحۡمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ
إِذَا زُلۡزِلَتِ ٱلۡأَرۡضُ زِلۡزَالَهَا ١Marka arlada la gilgilo gilgilkeeda daran وَأَخۡرَجَتِ ٱلۡأَرۡضُ أَثۡقَالَهَا ٢Oo arladu soo bixiso culeysyadeeda وَقَالَ ٱلۡإِنسَٰنُ مَا لَهَا ٣Oo aadmigu yidhaahdo: Maxaa ku dhacay يَوۡمَئِذٍ تُحَدِّثُ أَخۡبَارَهَا ٤Maalintaas waxay ka warrami akhbaarteeda بِأَنَّ رَبَّكَ أَوۡحَىٰ لَهَا ٥Inuu Rabbigaa u waxyooday darteed يَوۡمَئِذٍ يَصۡدُرُ ٱلنَّاسُ أَشۡتَاتًا لِّيُرَوۡاْ أَعۡمَٰلَهُمۡ ٦Maalintaas dadku wuxuu u soo dareeri guutooyin firarsan ahaan si loo tusiyo acmaashooda فَمَن يَعۡمَلۡ مِثۡقَالَ ذَرَّةٍ خَيۡرًا يَرَهُۥ ٧Ee qofkii fala samaan le’eg saxar wuu arki وَمَن يَعۡمَلۡ مِثۡقَالَ ذَرَّةٍ شَرًّا يَرَهُۥ ٨Oo qofkii fala xumaan le’eg saxar wuu arki
الترجمة: Abdullah Hasan Jacob.