ملة الإسلام

السورة 100 · 11 آية · Abdullah Hasan Jacob

سورة العاديات باللغة الصومالية

السورة بالعربية مع التفسير استمع إلى سورة العاديات (1,283 قارئاً)
مكيةسورة العاديات١١ آية

بِسۡمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحۡمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ

وَٱلۡعَٰدِيَٰتِ ضَبۡحًا ١Waxaan ku dhaartay ordayaasha neefsada (fardaha) iyagoo qeyliyaya فَٱلۡمُورِيَٰتِ قَدۡحًا ٢Haddana kuwaa dabka kiciya فَٱلۡمُغِيرَٰتِ صُبۡحًا ٣Haddana kuwaa qaada duullaanka subaxa hore فَأَثَرۡنَ بِهِۦ نَقۡعًا ٤Markaas boorka kiciya فَوَسَطۡنَ بِهِۦ جَمۡعًا ٥Markaa dhaqso bartanka ugu gala kulanka (cadowga) إِنَّ ٱلۡإِنسَٰنَ لِرَبِّهِۦ لَكَنُودٌ ٦Hubaal! Aadmigu waa ka abaal dhacaa Rabbigi وَإِنَّهُۥ عَلَىٰ ذَٰلِكَ لَشَهِيدٌ ٧Oo hubaal isaga baa taasi ka markhaati ah وَإِنَّهُۥ لِحُبِّ ٱلۡخَيۡرِ لَشَدِيدٌ ٨Oo hubaal Waa ku daran yahay Jeclaanta maalka ۞ أَفَلَا يَعۡلَمُ إِذَا بُعۡثِرَ مَا فِي ٱلۡقُبُورِ ٩Ma wuusan haddaba ogeyn marka waxa ku jira qabuuraha la soo bixiyo وَحُصِّلَ مَا فِي ٱلصُّدُورِ ١٠Oo waxa ku jira laabaha la caddeeyo إِنَّ رَبَّهُم بِهِمۡ يَوۡمَئِذٍ لَّخَبِيرُۢ ١١Hubaal Rabbigood maalintaas waa u Xog-Ogaal si dhan iyaga

الترجمة: Abdullah Hasan Jacob.