ملة الإسلام

السورة 96 · 19 آية · Mahmud Muhammad Abduh

سورة العلق باللغة الصومالية

السورة بالعربية مع التفسير استمع إلى سورة العلق (1,283 قارئاً)
مكيةسورة العلق١٩ آية

بِسۡمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحۡمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ

ٱقۡرَأۡ بِٱسۡمِ رَبِّكَ ٱلَّذِي خَلَقَ ١Wax ku akhri Nabiyow Magaca Eebe ee abuuray (khaliqiga) خَلَقَ ٱلۡإِنسَٰنَ مِنۡ عَلَقٍ ٢Dadkana ka abuuray Calaq ٱقۡرَأۡ وَرَبُّكَ ٱلۡأَكۡرَمُ ٣Akhri Eebana waa kan Sharafta lehe ٱلَّذِي عَلَّمَ بِٱلۡقَلَمِ ٤Ee Dadka baray sida Qalinka wax loogu qoro عَلَّمَ ٱلۡإِنسَٰنَ مَا لَمۡ يَعۡلَمۡ ٥Dadkana baray waxayna aqoonin كـَلَّآ إِنَّ ٱلۡإِنسَٰنَ لَيَطۡغَىٰٓ ٦Saas ma aha ee Dadku (Gaaladu) waa gudbeen أَن رَّءَاهُ ٱسۡتَغۡنَىٰٓ ٧Markuu isku ogaaday Hodontinnimo إِنَّ إِلَىٰ رَبِّكَ ٱلرُّجۡعَىٰٓ ٨Eebaha xaggiisaase loo noqon أَرَءَيۡتَ ٱلَّذِي يَنۡهَىٰ ٩Ka warrama midka ka reebaya عَبۡدًا إِذَا صَلَّىٰٓ ١٠Addoon (Eebe) oo tukan Salaadda أَرَءَيۡتَ إِن كَانَ عَلَى ٱلۡهُدَىٰٓ ١١Bal ka warrama hadduu ka laga reebi hanuunsanyahay (waa Nabiga) أَوۡ أَمَرَ بِٱلتَّقۡوَىٰٓ ١٢Ama uu fari Eeba ka yaabid أَرَءَيۡتَ إِن كَذَّبَ وَتَوَلَّىٰٓ ١٣Balse ka warrama hadduu midka wax ka reebi uu beeniyay (xaqa) kana jeedsaday (waa AbuuJahal iyo wixii la mid ahe) أَلَمۡ يَعۡلَم بِأَنَّ ٱللَّهَ يَرَىٰ ١٤Miyuusan ogayn in Eebe arko كـَلَّا لَئِن لَّمۡ يَنتَهِ لَنَسۡفَعَۢا بِٱلنَّاصِيَةِ ١٥Saas ma aha ee hadduusan joogin waxaannu qaban Foodda نَاصِيَةٍ كَٰذِبَةٍ خَاطِئَةٍ ١٦Food beenaleey ah ghafna badan فَلۡيَدۡعُ نَادِيَهُۥ ١٧Ha u yeedho gargaarihiisa سَنَدۡعُ ٱلزَّبَانِيَةَ ١٨Waxaanu u yeedhi Malaa'ig darane كـَلَّا لَا تُطِعۡهُ وَٱسۡجُدۡۤ وَٱقۡتَرِب ۩ ١٩Saas ma aha ee warkiisa ha maqlin Sujuudna una dhawow (Eebe)

الترجمة: Mahmud Muhammad Abduh.