ملة الإسلام

السورة 97 · 5 آية · Mahmud Muhammad Abduh

سورة القدر باللغة الصومالية

السورة بالعربية مع التفسير استمع إلى سورة القدر (1,314 قارئاً)
مكيةسورة القدر٥ آية

بِسۡمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحۡمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ

إِنَّآ أَنزَلۡنَٰهُ فِي لَيۡلَةِ ٱلۡقَدۡرِ ١Annagaa soo dajinnay Quraanka Habeenka LaylatulQadarka ah (sharafta leh) وَمَآ أَدۡرَىٰكَ مَا لَيۡلَةُ ٱلۡقَدۡرِ ٢Ma taqaanna LaylatulQadarka لَيۡلَةُ ٱلۡقَدۡرِ خَيۡرٌ مِّنۡ أَلۡفِ شَهۡرٍ ٣Waa Habeen ka khayr badan Kun Bilood (oo kale) تَنَزَّلُ ٱلۡمَلَٰٓئِكَةُ وَٱلرُّوحُ فِيهَا بِإِذۡنِ رَبِّهِم مِّن كُلِّ أَمۡرٍ ٤Waxaana soo daga Malaa'igta (kale) iyo Malaku Jibriil habecnkaas idanka Eebe dartiis iyo amarkiisa سَلَٰمٌ هِيَ حَتَّىٰ مَطۡلَعِ ٱلۡفَجۡرِ ٥Waana Habeen nabadgalyo inta waagu ka haryi

الترجمة: Mahmud Muhammad Abduh.