ملة الإسلام

السورة 82 · 19 آية · Mahmud Muhammad Abduh

سورة الانفطار باللغة الصومالية

السورة بالعربية مع التفسير استمع إلى سورة الانفطار (1,366 قارئاً)
مكيةسورة الانفطار١٩ آية

بِسۡمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحۡمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ

إِذَا ٱلسَّمَآءُ ٱنفَطَرَتۡ ١Markay Samadu Dildillaacdo وَإِذَا ٱلۡكَوَاكِبُ ٱنتَثَرَتۡ ٢Xiddiguhuna daataan وَإِذَا ٱلۡبِحَارُ فُجِّرَتۡ ٣Badahana laysku furo وَإِذَا ٱلۡقُبُورُ بُعۡثِرَتۡ ٤Xabaalahana la soo bixiyo (Dadkii) عَلِمَتۡ نَفۡسٌ مَّا قَدَّمَتۡ وَأَخَّرَتۡ ٥Waxay ogaan nafu waxay hor marsatay iyo waxay dibmarisay يَٰٓأَيُّهَا ٱلۡإِنسَٰنُ مَا غَرَّكَ بِرَبِّكَ ٱلۡكَرِيمِ ٦Dadow maxaa kugu kadiyay Eebahaaga sharafta leh ٱلَّذِي خَلَقَكَ فَسَوَّىٰكَ فَعَدَلَكَ ٧Ee kii ku abuuray ah kuna ekeeyay kuna simay فِيٓ أَيِّ صُورَةٍ مَّا شَآءَ رَكَّبَكَ ٨Siduu doonana kuu sameeyey كـَلَّا بَلۡ تُكَذِّبُونَ بِٱلدِّينِ ٩Saas ma aha ee waxaad beeninaysaan abaal marinta وَإِنَّ عَلَيۡكُمۡ لَحَٰفِظِينَ ١٠Malaa'ig baana idin ilaalinaysa كِرَامًا كَٰتِبِينَ ١١Oo sharaf leh waxna qori يَعۡلَمُونَ مَا تَفۡعَلُونَ ١٢Ogna waxaad falaysaan إِنَّ ٱلۡأَبۡرَارَ لَفِي نَعِيمٍ ١٣Kuwa wanaagsani waxay gali Naciima وَإِنَّ ٱلۡفُجَّارَ لَفِي جَحِيمٍ ١٤Kuwa xun Xunna waxay gali Jaxiimo يَصۡلَوۡنَهَا يَوۡمَ ٱلدِّينِ ١٥Wayna ku guban Maalinta abaalmarinta وَمَا هُمۡ عَنۡهَا بِغَآئِبِينَ ١٦Kamana maqnaadaan Naarta وَمَآ أَدۡرَىٰكَ مَا يَوۡمُ ٱلدِّينِ ١٧Maalinta abaalmarinta ma taqaannaa ثُمَّ مَآ أَدۡرَىٰكَ مَا يَوۡمُ ٱلدِّينِ ١٨Haddana ma taqaannaa Maalinta abaalmarinta يَوۡمَ لَا تَمۡلِكُ نَفۡسٌ لِّنَفۡسٍ شَيۡـًٔاۖ وَٱلۡأَمۡرُ يَوۡمَئِذٍ لِّلَّهِ ١٩Waa Maalinta ayna u hanannin Nafna Naf kale waxba, Amarkana Maalintaas waxaa iska leh Eebe

الترجمة: Mahmud Muhammad Abduh.