ملة الإسلام

السورة 84 · 25 آية · Mahmud Muhammad Abduh

سورة الانشقاق باللغة الصومالية

السورة بالعربية مع التفسير استمع إلى سورة الانشقاق (1,276 قارئاً)
مكيةسورة الانشقاق٢٥ آية

بِسۡمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحۡمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ

إِذَا ٱلسَّمَآءُ ٱنشَقَّتۡ ١Marka Samadu jeexjeexanto (qiyaamada) وَأَذِنَتۡ لِرَبِّهَا وَحُقَّتۡ ٢Oy Eebe Addeecdo waana xaq addeeciddiisunee وَإِذَا ٱلۡأَرۡضُ مُدَّتۡ ٣Marka dhulka la fidiyo (qiyaamada) وَأَلۡقَتۡ مَا فِيهَا وَتَخَلَّتۡ ٤Oo uu soo tuuro waxa ku hoos jira, kana madhnaado وَأَذِنَتۡ لِرَبِّهَا وَحُقَّتۡ ٥Oos Eeba Addeeco waana xaq adeeciddaasina. (wuxuu la kulmi Ruuxwalba Camalkiisa) يَٰٓأَيُّهَا ٱلۡإِنسَٰنُ إِنَّكَ كَادِحٌ إِلَىٰ رَبِّكَ كَدۡحًا فَمُلَٰقِيهِ ٦Dadow waxaad u dhibboon ood u camalfali xagga Eebe, waadna la kulmi فَأَمَّا مَنۡ أُوتِيَ كِتَٰبَهُۥ بِيَمِينِهِۦ ٧Ruusiise Kitaabkiisa (fiican) Midigta laga siiyo (waa mu'minkee) فَسَوۡفَ يُحَاسَبُ حِسَابًا يَسِيرًا ٨Waxaa la xisaabin xisaab fudud وَيَنقَلِبُ إِلَىٰٓ أَهۡلِهِۦ مَسۡرُورًا ٩Wuxuuna ku noqon Ciddiisii (Jannada joogtay) isagoo faraxsan وَأَمَّا مَنۡ أُوتِيَ كِتَٰبَهُۥ وَرَآءَ ظَهۡرِهِۦ ١٠Ruuxiise Kitaabkiisa laga siiyo gadaashiisa (waa Dadka xune) فَسَوۡفَ يَدۡعُواْ ثُبُورًا ١١Wuxuu u yeedhan Halaag وَيَصۡلَىٰ سَعِيرًا ١٢Wuxuuna gali Naarta Saciira إِنَّهُۥ كَانَ فِيٓ أَهۡلِهِۦ مَسۡرُورًا ١٣Maxaa yeelay Markuu dadkiisii dhexjoogay yuu kabirsanaa (Adduunkii) إِنَّهُۥ ظَنَّ أَن لَّن يَحُورَ ١٤Wuxuuna malaynhayay inuusan Eebe u soo noqonaynin (qiyaame) بَلَىٰٓۚ إِنَّ رَبَّهُۥ كَانَ بِهِۦ بَصِيرًا ١٥Saas ma ahee Eebe waa arkaa فَلَآ أُقۡسِمُ بِٱلشَّفَقِ ١٦Waxaan ku dhaartay «buu yidhi Eebe» Midabka Qorrax dhaca وَٱلَّيۡلِ وَمَا وَسَقَ ١٧Iyo Habeenka iyo wuxuu qariyay وَٱلۡقَمَرِ إِذَا ٱتَّسَقَ ١٨Iyo Dayaxa markuu Nuurku buux Samo لَتَرۡكَبُنَّ طَبَقًا عَن طَبَقٍ ١٩Ee Dadkow waxaad koraysaan xaalado kala duwan فَمَا لَهُمۡ لَا يُؤۡمِنُونَ ٢٠Dadka maxaa u sugnaaday oy la rumaynwaayeen (xaqa) وَإِذَا قُرِئَ عَلَيۡهِمُ ٱلۡقُرۡءَانُ لَا يَسۡجُدُونَۤ ۩ ٢١Marka Quraanka lagu akhriyana ayna u sujuudaynin بَلِ ٱلَّذِينَ كَفَرُواْ يُكَذِّبُونَ ٢٢Saas ma ahee kuwa Gaaloobay waxay beenin (xaqa) وَٱللَّهُ أَعۡلَمُ بِمَا يُوعُونَ ٢٣Eebana waa ogyahay waxay qarsan فَبَشِّرۡهُم بِعَذَابٍ أَلِيمٍ ٢٤Ugu bishaaree caddibaad daran إِلَّا ٱلَّذِينَ ءَامَنُواْ وَعَمِلُواْ ٱلصَّٰلِحَٰتِ لَهُمۡ أَجۡرٌ غَيۡرُ مَمۡنُونِۭ ٢٥Hase yeeshee kuwa rumeeyay xaqa camalfiicanna falay waxay mudan Ajri aan go'aynin

الترجمة: Mahmud Muhammad Abduh.