ملة الإسلام

السورة 70 · 44 آية · Mahmud Muhammad Abduh

سورة المعارج باللغة الصومالية

السورة بالعربية مع التفسير استمع إلى سورة المعارج (1,289 قارئاً)
مكيةسورة المعارج٤٤ آية

بِسۡمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحۡمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ

سَأَلَ سَآئِلُۢ بِعَذَابٍ وَاقِعٍ ١Midbaa wuxuu Eebe warsaday in Caddibaad ku dhacda Gaalada (loo soo dedejiyo) لِّلۡكَٰفِرِينَ لَيۡسَ لَهُۥ دَافِعٌ ٢Caddibaadaasna wax Gaalada ka Celin ma jiro مِّنَ ٱللَّهِ ذِي ٱلۡمَعَارِجِ ٣Waxayna ka imaan Caddibaaddaasu Eebaha sarraynta iyo Sharafta u Saaxiiba تَعۡرُجُ ٱلۡمَلَٰٓئِكَةُ وَٱلرُّوحُ إِلَيۡهِ فِي يَوۡمٍ كَانَ مِقۡدَارُهُۥ خَمۡسِينَ أَلۡفَ سَنَةٍ ٤Ee Malaa'igta kale iyo Jibriilba u koraan Maalin qaddarkeedu dhan yahay Konton Kun oo Sano فَٱصۡبِرۡ صَبۡرًا جَمِيلًا ٥Ee Nabiyow Samir Samir wanaagsan إِنَّهُمۡ يَرَوۡنَهُۥ بَعِيدًا ٦Gaaladu waxay Caddibaadda u arkaan inay fogtahay وَنَرَىٰهُ قَرِيبًا ٧Annaguna waxaan u aragnaa inay dhawrdahay يَوۡمَ تَكُونُ ٱلسَّمَآءُ كَٱلۡمُهۡلِ ٨Caddibaaddaasu waxay dhici Maalinta Cirku noqon bir la dhalaaliyey oo kale وَتَكُونُ ٱلۡجِبَالُ كَٱلۡعِهۡنِ ٩Buuruhuna ay noqon Suuf la tifay oo kale وَلَا يَسۡـَٔلُ حَمِيمٌ حَمِيمًا ١٠Sokeeyana uusan sokeeye wax warsanaynin يُبَصَّرُونَهُمۡۚ يَوَدُّ ٱلۡمُجۡرِمُ لَوۡ يَفۡتَدِي مِنۡ عَذَابِ يَوۡمِئِذِۭ بِبَنِيهِ ١١Wayna is arkayaan, dambiiluhuna wuxuu jeelaan inuu iskaga furto Maalintaas Caddibaadeeda Caruurtiisa وَصَٰحِبَتِهِۦ وَأَخِيهِ ١٢Haweenaydiisa, Walaalkiis وَفَصِيلَتِهِ ٱلَّتِي تُـٔۡوِيهِ ١٣iyo qaraabadiisii soo dhawaynayey وَمَن فِي ٱلۡأَرۡضِ جَمِيعًا ثُمَّ يُنجِيهِ ١٤iyo waxa Dhulka ku sugan dhammaan markaa uu nabad galo كـَلَّآۖ إِنَّهَا لَظَىٰ ١٥Saas ma aha ee waxaa jirta Naar kulul (oo ay geli) نَزَّاعَةً لِّلشَّوَىٰ ١٦Waxayna siibi Galka (Madaxa iyo Jirka) تَدۡعُواْ مَنۡ أَدۡبَرَ وَتَوَلَّىٰ ١٧Waxayna u dhawaaqi dadka jeedsaday xaqana diiday وَجَمَعَ فَأَوۡعَىٰٓ ١٨Xoolahana kulmiyey oo hayey (oon xaqa ku bixinin) ۞ إِنَّ ٱلۡإِنسَٰنَ خُلِقَ هَلُوعًا ١٩Dadka waa la abuuray iyaga oo Naf jaclaysi badan إِذَا مَسَّهُ ٱلشَّرُّ جَزُوعًا ٢٠Haddii dhib taabto wuu argagaxaa وَإِذَا مَسَّهُ ٱلۡخَيۡرُ مَنُوعًا ٢١Hadduu khayr helana wuu reebaa إِلَّا ٱلۡمُصَلِّينَ ٢٢Marka laga reebo Muslimiinta tukata ٱلَّذِينَ هُمۡ عَلَىٰ صَلَاتِهِمۡ دَآئِمُونَ ٢٣Ee ah kuwa Salaaddooda daa'ima وَٱلَّذِينَ فِيٓ أَمۡوَٰلِهِمۡ حَقٌّ مَّعۡلُومٌ ٢٤Kuwa Xoolahoodana xaq la ogyahay ka bixiya لِّلسَّآئِلِ وَٱلۡمَحۡرُومِ ٢٥Siiyana kuwa baryootama iyo kuwaan wax haysan وَٱلَّذِينَ يُصَدِّقُونَ بِيَوۡمِ ٱلدِّينِ ٢٦Kuwa rumeeya Maalinta Qiyaame (ee Abaal marinta) وَٱلَّذِينَ هُم مِّنۡ عَذَابِ رَبِّهِم مُّشۡفِقُونَ ٢٧Kuwa ka Cabsaday, Caddibaadda Eebahood إِنَّ عَذَابَ رَبِّهِمۡ غَيۡرُ مَأۡمُونٍ ٢٨Maxaa yeelay Caddibaadda Eebe wax ka Aamin ah ma jiro وَٱلَّذِينَ هُمۡ لِفُرُوجِهِمۡ حَٰفِظُونَ ٢٩Kuwa ka ilaaliya Xubinta (dhalmaha) sino إِلَّا عَلَىٰٓ أَزۡوَٰجِهِمۡ أَوۡ مَا مَلَكَتۡ أَيۡمَٰنُهُمۡ فَإِنَّهُمۡ غَيۡرُ مَلُومِينَ ٣٠Waxa ka soo haray Xaaskooda ama ay hanteen, taasna laguma dagaalo فَمَنِ ٱبۡتَغَىٰ وَرَآءَ ذَٰلِكَ فَأُوْلَٰٓئِكَ هُمُ ٱلۡعَادُونَ ٣١Ruuxiise doona wax gudubsan kuwaa waa mid xad gudbay وَٱلَّذِينَ هُمۡ لِأَمَٰنَٰتِهِمۡ وَعَهۡدِهِمۡ رَٰعُونَ ٣٢Kuwa waxa lagu aaminay iyo Ballankaba ilaaliya وَٱلَّذِينَ هُم بِشَهَٰدَٰتِهِمۡ قَآئِمُونَ ٣٣Kuwa maraggooda si fiican u furay وَٱلَّذِينَ هُمۡ عَلَىٰ صَلَاتِهِمۡ يُحَافِظُونَ ٣٤Kuwa Salaaddooda xafida (dhawra) أُوْلَٰٓئِكَ فِي جَنَّٰتٍ مُّكۡرَمُونَ ٣٥Kuwaasi waxay geli Jannooyin lagu Sharrifo فَمَالِ ٱلَّذِينَ كَفَرُواْ قِبَلَكَ مُهۡطِعِينَ ٣٦Maxaa u sugnaaday Gaalada oo ay xagga Nabiga u deg degi (iagoo beenin) عَنِ ٱلۡيَمِينِ وَعَنِ ٱلشِّمَالِ عِزِينَ ٣٧Iyagoo midigta Nabiga iyo Bidixdiisaba Koox Koox u jooga أَيَطۡمَعُ كُلُّ ٱمۡرِيٍٕ مِّنۡهُمۡ أَن يُدۡخَلَ جَنَّةَ نَعِيمٍ ٣٨Ma wuxuu damci Ruux kasta oo ka mid ah in geliyo Jannatu Naciima كـَلَّآۖ إِنَّا خَلَقۡنَٰهُم مِّمَّا يَعۡلَمُونَ ٣٩Saas ma aha ee waxaan ka abuuray waxay ogyihiin فَلَآ أُقۡسِمُ بِرَبِّ ٱلۡمَشَٰرِقِ وَٱلۡمَغَٰرِبِ إِنَّا لَقَٰدِرُونَ ٤٠Waxaan ku dhaaran Qorrax ka soo baxyada iyo Qorrax u dhacyada ee waan karraa عَلَىٰٓ أَن نُّبَدِّلَ خَيۡرًا مِّنۡهُمۡ وَمَا نَحۡنُ بِمَسۡبُوقِينَ ٤١Inaan ku baddallo kuwa ka khayr badan, nagamana dheerayn karaan فَذَرۡهُمۡ يَخُوضُواْ وَيَلۡعَبُواْ حَتَّىٰ يُلَٰقُواْ يَوۡمَهُمُ ٱلَّذِي يُوعَدُونَ ٤٢Ee iska dhaaf ha dhumbadeen eh (xumaanta) hana Ciyaareen intay kala kulmaan Maalintoodii Qiyame ee loogu gooddiyey يَوۡمَ يَخۡرُجُونَ مِنَ ٱلۡأَجۡدَاثِ سِرَاعًا كَأَنَّهُمۡ إِلَىٰ نُصُبٍ يُوفِضُونَ ٤٣Maalinta ay ka soo bixi Qubuuraha iyagoo deg degi ood mooddo inay u laxaadsan Calaamo loo taagay (xaggooda) خَٰشِعَةً أَبۡصَٰرُهُمۡ تَرۡهَقُهُمۡ ذِلَّةٌۚ ذَٰلِكَ ٱلۡيَوۡمُ ٱلَّذِي كَانُواْ يُوعَدُونَ ٤٤Aragooduna waa dullaysan yahay Maalintaas, waxaana ka muuqda oo dabooli dulli, Maalintaasuna waa Maalintii loogu yaboohay (Abaal marinteeda)

الترجمة: Mahmud Muhammad Abduh.