ملة الإسلام

السورة 70 · 44 آية · Abdullah Hasan Jacob

سورة المعارج باللغة الصومالية

السورة بالعربية مع التفسير استمع إلى سورة المعارج (1,289 قارئاً)
مكيةسورة المعارج٤٤ آية

بِسۡمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحۡمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ

سَأَلَ سَآئِلُۢ بِعَذَابٍ وَاقِعٍ ١Mid wax dalbaya2, baa dalbay cadaabta ku dhaceysa لِّلۡكَٰفِرِينَ لَيۡسَ لَهُۥ دَافِعٌ ٢Gaalada, ma jiro cid celin karta مِّنَ ٱللَّهِ ذِي ٱلۡمَعَارِجِ ٣Ka iman xagga Ilaahay, Rabbiga waddooyinka kor loogu koro leh تَعۡرُجُ ٱلۡمَلَٰٓئِكَةُ وَٱلرُّوحُ إِلَيۡهِ فِي يَوۡمٍ كَانَ مِقۡدَارُهُۥ خَمۡسِينَ أَلۡفَ سَنَةٍ ٤Xaggiisay u koraan Malaa’igta iyo Ruuxu Maalin qaddarkeedu dhan yahay konton kun oo sano فَٱصۡبِرۡ صَبۡرًا جَمِيلًا ٥Ee Samir yeelo _samir wanaagsan إِنَّهُمۡ يَرَوۡنَهُۥ بَعِيدًا ٦Hubaal waxay u arkaan wax aad u fog وَنَرَىٰهُ قَرِيبًا ٧Oo waxaan u aragnaa mid aad u dhow يَوۡمَ تَكُونُ ٱلسَّمَآءُ كَٱلۡمُهۡلِ ٨Maalinta ay samadu noqon doonto sida maar shuban وَتَكُونُ ٱلۡجِبَالُ كَٱلۡعِهۡنِ ٩Oo buuruhu noqon doonaan sida cudbi la dhilay وَلَا يَسۡـَٔلُ حَمِيمٌ حَمِيمًا ١٠Oo Saaxiib iswareysan doonin saaxiib يُبَصَّرُونَهُمۡۚ يَوَدُّ ٱلۡمُجۡرِمُ لَوۡ يَفۡتَدِي مِنۡ عَذَابِ يَوۡمِئِذِۭ بِبَنِيهِ ١١Inkastoo laga yeelayo inay is arkaan. dambiilahu wuxuu jeclaan inuu isaga furto cadaabka Maalintaasi carruurtiisa وَصَٰحِبَتِهِۦ وَأَخِيهِ ١٢Iyo xaaskiisa iyo walaalki وَفَصِيلَتِهِ ٱلَّتِي تُـٔۡوِيهِ ١٣Iyo kuwa u xiga qaraabo ahaan ee siiya meeluu hoydo وَمَن فِي ٱلۡأَرۡضِ جَمِيعًا ثُمَّ يُنجِيهِ ١٤Iyo waxa dhulka jira oo dhan markaas si uu isagu u badbaado كـَلَّآۖ إِنَّهَا لَظَىٰ ١٥Mayee! Hubaal waa Naar ololeysa نَزَّاعَةً لِّلشَّوَىٰ ١٦Ka soo jiideysa Madaxa تَدۡعُواْ مَنۡ أَدۡبَرَ وَتَوَلَّىٰ ١٧Waxay u yeedhi kan jeestay ee Xaqa diiday وَجَمَعَ فَأَوۡعَىٰٓ ١٨oo maal kulmiyey markaa oo afka u xidhay ۞ إِنَّ ٱلۡإِنسَٰنَ خُلِقَ هَلُوعًا ١٩Hubaal Aadmigu waxaa lagu abuuray sabar yaraan iyo degdegsiinyo إِذَا مَسَّهُ ٱلشَّرُّ جَزُوعًا ٢٠Marka uu dhib taabto waa murugoodaa وَإِذَا مَسَّهُ ٱلۡخَيۡرُ مَنُوعًا ٢١Oo marka uu khayr helo waa masuugaa إِلَّا ٱلۡمُصَلِّينَ ٢٢Kuwa tukada mooyaane ٱلَّذِينَ هُمۡ عَلَىٰ صَلَاتِهِمۡ دَآئِمُونَ ٢٣Ee daa’ima salaaddooda وَٱلَّذِينَ فِيٓ أَمۡوَٰلِهِمۡ حَقٌّ مَّعۡلُومٌ ٢٤Oo ah kuwa maalkooda uu ugu jiro qayb la yaqaan لِّلسَّآئِلِ وَٱلۡمَحۡرُومِ ٢٥Kan tuugsada, iyo kan aan wax heysan وَٱلَّذِينَ يُصَدِّقُونَ بِيَوۡمِ ٱلدِّينِ ٢٦Oo ah kuwaa rumeysan Maalinta is abaal marinta وَٱلَّذِينَ هُم مِّنۡ عَذَابِ رَبِّهِم مُّشۡفِقُونَ ٢٧Ee iyagu ka baqa cadaabta Rabbigood إِنَّ عَذَابَ رَبِّهِمۡ غَيۡرُ مَأۡمُونٍ ٢٨Hubaal Cadaabta Rabbigaa waa wax aan aamin laga aheyn وَٱلَّذِينَ هُمۡ لِفُرُوجِهِمۡ حَٰفِظُونَ ٢٩Oo ah kuwa ilaaliya xubnahooda gaarka ah إِلَّا عَلَىٰٓ أَزۡوَٰجِهِمۡ أَوۡ مَا مَلَكَتۡ أَيۡمَٰنُهُمۡ فَإِنَّهُمۡ غَيۡرُ مَلُومِينَ ٣٠Xagga xaasaskooda ma’ahee ama kuwaa ay gacmahoodu midig hantaan,_oo (markaa) hubaal ma laha wax eed ah فَمَنِ ٱبۡتَغَىٰ وَرَآءَ ذَٰلِكَ فَأُوْلَٰٓئِكَ هُمُ ٱلۡعَادُونَ ٣١Kiise isagu doona inuu intaas dabo maro, kuwaa weeye kuwa xadgudbayaasha ah وَٱلَّذِينَ هُمۡ لِأَمَٰنَٰتِهِمۡ وَعَهۡدِهِمۡ رَٰعُونَ ٣٢Iyo kuwaa ilaaliya ammaanooyinkooda iyo ballamahooda وَٱلَّذِينَ هُم بِشَهَٰدَٰتِهِمۡ قَآئِمُونَ ٣٣Kuwaa iyagu si toosan u guta markhaa- tiyadooda وَٱلَّذِينَ هُمۡ عَلَىٰ صَلَاتِهِمۡ يُحَافِظُونَ ٣٤Oo ah kuwa iyagu xafida oo dhowra salaaddooda أُوْلَٰٓئِكَ فِي جَنَّٰتٍ مُّكۡرَمُونَ ٣٥Kuwaas waxay geli doonaan Beeraha Jannada iyagoo sharfan فَمَالِ ٱلَّذِينَ كَفَرُواْ قِبَلَكَ مُهۡطِعِينَ ٣٦Muxuuse arrinkoodu yahay kuwaa Xaqa diida waa iyaga u soo degdega hareeraheeda’e عَنِ ٱلۡيَمِينِ وَعَنِ ٱلشِّمَالِ عِزِينَ ٣٧Xagga midigta iyo bidixda koox koox u jooga أَيَطۡمَعُ كُلُّ ٱمۡرِيٍٕ مِّنۡهُمۡ أَن يُدۡخَلَ جَنَّةَ نَعِيمٍ ٣٨Ma wuxuu qof walba oo iyaga ka mid ahi rabaa in laga yeelo inuu galo Jannada barwaaqada ah كـَلَّآۖ إِنَّا خَلَقۡنَٰهُم مِّمَّا يَعۡلَمُونَ ٣٩Mayee, hubaal Waxaan ka abuurnay waxa ay og yihiin فَلَآ أُقۡسِمُ بِرَبِّ ٱلۡمَشَٰرِقِ وَٱلۡمَغَٰرِبِ إِنَّا لَقَٰدِرُونَ ٤٠Mayee se! Waxaan ku dhaartay Rabbiga bariyada iyo galbeedyada inaan xaqiiq Karno عَلَىٰٓ أَن نُّبَدِّلَ خَيۡرًا مِّنۡهُمۡ وَمَا نَحۡنُ بِمَسۡبُوقِينَ ٤١Inaan ku beddelno (Kuwo kale) oo ka wanaagsan; oo ma nalaga adkaan doono فَذَرۡهُمۡ يَخُوضُواْ وَيَلۡعَبُواْ حَتَّىٰ يُلَٰقُواْ يَوۡمَهُمُ ٱلَّذِي يُوعَدُونَ ٤٢Ee isaga tag iyaga keligood inay ku socdaan waxyaalo aan jirin oo been ah oo iska cayaaraan, jeer ay qaabilaan fool ka fool Maalintooda loogu gooddiyo يَوۡمَ يَخۡرُجُونَ مِنَ ٱلۡأَجۡدَاثِ سِرَاعًا كَأَنَّهُمۡ إِلَىٰ نُصُبٍ يُوفِضُونَ ٤٣Maalinta ay ka soo bixi doonaan qu- buuraha iyagoo degdegaya sida inay u tartarmayaan calaamo loo taagay خَٰشِعَةً أَبۡصَٰرُهُمۡ تَرۡهَقُهُمۡ ذِلَّةٌۚ ذَٰلِكَ ٱلۡيَوۡمُ ٱلَّذِي كَانُواْ يُوعَدُونَ ٤٤Indhahoodu rogan yihiin, dulli baa dabooli doona (korka oo dhan)! Taasu waa Maalintii loogu gooddiyey

الترجمة: Abdullah Hasan Jacob.