السورة بالعربية مع التفسير
استمع إلى سورة المسد (1,267 قارئاً)
بِسۡمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحۡمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ
تَبَّتۡ يَدَآ أَبِي لَهَبٍ وَتَبَّ ١Waxaa khasaaray Gacmihii Abuulahab, halaagmayna مَآ أَغۡنَىٰ عَنۡهُ مَالُهُۥ وَمَا كَسَبَ ٢Waxna uma tarin Xoolihiisii iyo wuxuu kasbadayna سَيَصۡلَىٰ نَارًا ذَاتَ لَهَبٍ ٣Wuxuuna gali Naar Olal leh وَٱمۡرَأَتُهُۥ حَمَّالَةَ ٱلۡحَطَبِ ٤Haweenaydiisii Qoryaha xambaari jirtayna (waxay gali Naar) فِي جِيدِهَا حَبۡلٌ مِّن مَّسَدِۭ ٥Luqunteedana waxaa la yeeli Xadhig Liif ah
الترجمة: Mahmud Muhammad Abduh.