ملة الإسلام

السورة 101 · 11 آية · Mahmud Muhammad Abduh

سورة القارعة باللغة الصومالية

السورة بالعربية مع التفسير استمع إلى سورة القارعة (1,304 قارئاً)
مكيةسورة القارعة١١ آية

بِسۡمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحۡمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ

ٱلۡقَارِعَةُ ١Qaaricada (qalbiga garaacda) مَا ٱلۡقَارِعَةُ ٢Qaarica maxay tahay وَمَآ أَدۡرَىٰكَ مَا ٱلۡقَارِعَةُ ٣Mase taqaannaa Qaarico يَوۡمَ يَكُونُ ٱلنَّاسُ كَٱلۡفَرَاشِ ٱلۡمَبۡثُوثِ ٤Waa Maalinta Dadku noqon sida Baalallay وَتَكُونُ ٱلۡجِبَالُ كَٱلۡعِهۡنِ ٱلۡمَنفُوشِ ٥Buuruhuna ay noqon sida Suuf kala firdhay فَأَمَّا مَن ثَقُلَتۡ مَوَٰزِينُهُۥ ٦Ruuxiise miisaankiisa (fiican) cuslaado فَهُوَ فِي عِيشَةٍ رَّاضِيَةٍ ٧Wuxuu ku noolaan nolol raalli ah وَأَمَّا مَنۡ خَفَّتۡ مَوَٰزِينُهُۥ ٨Ruuxiise uu fududaado Miisaankiisa (fiican) فَأُمُّهُۥ هَاوِيَةٌ ٩Wuxuu u hoydaa (Naarta) Haawiya وَمَآ أَدۡرَىٰكَ مَا هِيَهۡ ١٠Ma taqaannaa Haawiya نَارٌ حَامِيَةُۢ ١١Waa Naar kulayl daran

الترجمة: Mahmud Muhammad Abduh.