ملة الإسلام

السورة 100 · 11 آية · Mahmud Muhammad Abduh

سورة العاديات باللغة الصومالية

السورة بالعربية مع التفسير استمع إلى سورة العاديات (1,283 قارئاً)
مكيةسورة العاديات١١ آية

بِسۡمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحۡمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ

وَٱلۡعَٰدِيَٰتِ ضَبۡحًا ١Eebe wuxuu ku dhaartay Fardaha Jahaadka u orda iyagoo qaylyi فَٱلۡمُورِيَٰتِ قَدۡحًا ٢iyo kuwa dabka Qoobkooda ku ifiya (guuraha) فَٱلۡمُغِيرَٰتِ صُبۡحًا ٣Iyo kuwa Cadawga weerara Subaxdii فَأَثَرۡنَ بِهِۦ نَقۡعًا ٤Ee Boodhka kiciya فَوَسَطۡنَ بِهِۦ جَمۡعًا ٥Cadawgana dhexgala إِنَّ ٱلۡإِنسَٰنَ لِرَبِّهِۦ لَكَنُودٌ ٦Ee Dadku Eebohood waa diideen وَإِنَّهُۥ عَلَىٰ ذَٰلِكَ لَشَهِيدٌ ٧Arrintaasna Dadku wuu ogyahay وَإِنَّهُۥ لِحُبِّ ٱلۡخَيۡرِ لَشَدِيدٌ ٨Dadkuna Xoola jacaylka waa ku daranyahay ۞ أَفَلَا يَعۡلَمُ إِذَا بُعۡثِرَ مَا فِي ٱلۡقُبُورِ ٩Miyuuna ogayn Marka Xabaalaha waxa ku jira la soo bixiyo وَحُصِّلَ مَا فِي ٱلصُّدُورِ ١٠Laabaha waxa ku qarsoonna la muujiyo إِنَّ رَبَّهُم بِهِمۡ يَوۡمَئِذٍ لَّخَبِيرُۢ ١١In Eebohood Maalintaas ogyahay

الترجمة: Mahmud Muhammad Abduh.