السورة بالعربية مع التفسير
استمع إلى سورة الشرح (1,296 قارئاً)
بِسۡمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحۡمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ
أَلَمۡ نَشۡرَحۡ لَكَ صَدۡرَكَ ١Miyannaan kuu waasicinin Laabta (ku nuurinin) وَوَضَعۡنَا عَنكَ وِزۡرَكَ ٢Oonaan ka dajinin culayskii ٱلَّذِيٓ أَنقَضَ ظَهۡرَكَ ٣dhabarka kaa cusleeyay وَرَفَعۡنَا لَكَ ذِكۡرَكَ ٤Miyaannaan kor yeelin magacaaga (xusiddaada) فَإِنَّ مَعَ ٱلۡعُسۡرِ يُسۡرًا ٥Cidhiidhina waxaa ku dhaw fudayd (faraj) إِنَّ مَعَ ٱلۡعُسۡرِ يُسۡرًا ٦Cidhiidhina waxaa ku dhaw fudayd فَإِذَا فَرَغۡتَ فَٱنصَبۡ ٧Ee markaad Salaadda dhammayso isku dhib (Samo fal) وَإِلَىٰ رَبِّكَ فَٱرۡغَب ٨Eebana (Khayr) ka rajee
الترجمة: Mahmud Muhammad Abduh.