ملة الإسلام

السورة 86 · 17 آية · Mahmud Muhammad Abduh

سورة الطارق باللغة الصومالية

السورة بالعربية مع التفسير استمع إلى سورة الطارق (1,326 قارئاً)
مكيةسورة الطارق١٧ آية

بِسۡمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحۡمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ

وَٱلسَّمَآءِ وَٱلطَّارِقِ ١Eebe wuxuu ku dhaartay Samada iyo Xiddigga guura وَمَآ أَدۡرَىٰكَ مَا ٱلطَّارِقُ ٢Ma taqaan Xiddigga guura ٱلنَّجۡمُ ٱلثَّاقِبُ ٣Waa Xiddig ifa إِن كُلُّ نَفۡسٍ لَّمَّا عَلَيۡهَا حَافِظٌ ٤Ee Nafwalba waxaa kor jooga ilaaliye (Malag) فَلۡيَنظُرِ ٱلۡإِنسَٰنُ مِمَّ خُلِقَ ٥Ee Dadku ha dayo waxa laga abuuray خُلِقَ مِن مَّآءٍ دَافِقٍ ٦Waxaa laga abuuray Biyo booda يَخۡرُجُ مِنۢ بَيۡنِ ٱلصُّلۡبِ وَٱلتَّرَآئِبِ ٧Kana soobaxa Dhabar iyo laab dhexdood إِنَّهُۥ عَلَىٰ رَجۡعِهِۦ لَقَادِرٌ ٨Eebana waa karaa soo celinta Dadka (qiyaamada) يَوۡمَ تُبۡلَى ٱلسَّرَآئِرُ ٩Maalinta la imtixaani waxa (Laabta) ku qarsoon فَمَا لَهُۥ مِن قُوَّةٍ وَلَا نَاصِرٍ ١٠Dadkuna Xoog ma leh (Maalintaas) iyo wax u gargaaara midna وَٱلسَّمَآءِ ذَاتِ ٱلرَّجۡعِ ١١Eebana wuxuu ku dhaartay Samada Roobka leh وَٱلۡأَرۡضِ ذَاتِ ٱلصَّدۡعِ ١٢Iyo Dhulka jeexma (waxna ka soo baxo) إِنَّهُۥ لَقَوۡلٌ فَصۡلٌ ١٣Ee Quraanku waa hadal wax kala bixiya (wanaagga iyo Xumaanta) وَمَا هُوَ بِٱلۡهَزۡلِ ١٤Ciyaarra ma aha (ee waa dhab) إِنَّهُمۡ يَكِيدُونَ كَيۡدًا ١٥Gaaladu waxbay dhakri وَأَكِيدُ كَيۡدًا ١٦Annaguna waanu kaydi (Abaalmarin) فَمَهِّلِ ٱلۡكَٰفِرِينَ أَمۡهِلۡهُمۡ رُوَيۡدَۢا ١٧Ee u sug Gaalada wax yar

الترجمة: Mahmud Muhammad Abduh.