Millat al-Islam

Chapter 87 · 19 verses · Abdullah Hasan Jacob

Surah Al-Ala in Somali

Arabic with tafsir Listen to Surah Al-Ala (1421 reciters)
Meccanسورة الأعلى19 verses

بِسۡمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحۡمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ

سَبِّحِ ٱسۡمَ رَبِّكَ ٱلۡأَعۡلَى ١Xurmo weynee oo huf Magaca Rabbigaa, aad u Sarreeya ٱلَّذِي خَلَقَ فَسَوَّىٰ ٢Kan abuuray (uunka), ee hagaajiyey وَٱلَّذِي قَدَّرَ فَهَدَىٰ ٣Oo ah Kan wax kasta qaddaray, markaa ku hagay (qaddarkiisa) وَٱلَّذِيٓ أَخۡرَجَ ٱلۡمَرۡعَىٰ ٤Oo ah Kan soo saara daaqa فَجَعَلَهُۥ غُثَآءً أَحۡوَىٰ ٥Oo misna ka dhiga xaabo madow سَنُقۡرِئُكَ فَلَا تَنسَىٰٓ ٦Waxaan kaa yeeli doonnaa inaad akhrido (Qur’aanka) mana illaawi doontid إِلَّا مَا شَآءَ ٱللَّهُۚ إِنَّهُۥ يَعۡلَمُ ٱلۡجَهۡرَ وَمَا يَخۡفَىٰ ٧Wuxuu Allaah doono ma’ahee, Wuxuu Og yahay waxa muuqda iyo waxa qarsoonba وَنُيَسِّرُكَ لِلۡيُسۡرَىٰ ٨Oo Waxaanu kuu fududeyn midda sahlan (Islaamka) فَذَكِّرۡ إِن نَّفَعَتِ ٱلذِّكۡرَىٰ ٩Ee waani, markay waanadu wax tari سَيَذَّكَّرُ مَن يَخۡشَىٰ ١٠Kan isagu baqa baa ku waano qaadan وَيَتَجَنَّبُهَا ٱلۡأَشۡقَى ١١Oo kan khayr laawaha ah baa ka fogaan (waanada) ٱلَّذِي يَصۡلَى ٱلنَّارَ ٱلۡكُبۡرَىٰ ١٢Kaasoo geli doona Naar aad u weyn ثُمَّ لَا يَمُوتُ فِيهَا وَلَا يَحۡيَىٰ ١٣Markaa dhexdeeda kuma noolaan doono, mana ku dhiman doono قَدۡ أَفۡلَحَ مَن تَزَكَّىٰ ١٤Waxaa dhab ahaan liibaani qofka daahiriya naftiisa وَذَكَرَ ٱسۡمَ رَبِّهِۦ فَصَلَّىٰ ١٥Oo xurmo weyneeya Magaca Rabbigi oo salaadda tukada بَلۡ تُؤۡثِرُونَ ٱلۡحَيَوٰةَ ٱلدُّنۡيَا ١٦Balse waxaad door biddaan nolosha adduunkan وَٱلۡأٓخِرَةُ خَيۡرٌ وَأَبۡقَىٰٓ ١٧Aakhirada baase khayr badan oo daa’insan إِنَّ هَٰذَا لَفِي ٱلصُّحُفِ ٱلۡأُولَىٰ ١٨Hubaal (hadal)kani wuxuu ku yaal Kututbtii hore صُحُفِ إِبۡرَٰهِيمَ وَمُوسَىٰ ١٩Kutubtii Ibraahiim iyo Muuse

Translation: Abdullah Hasan Jacob.