بِسۡمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحۡمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ ١Ku Billaabasho Magaca Allaah, ee Naxariis guud,iyo mid gaar ahba Naxariista ٱلۡحَمۡدُ لِلَّهِ رَبِّ ٱلۡعَٰلَمِينَ ٢Ammaan idilkeed iyo mahadba waxaa iska leh Allaah, Rabbiga uunanka ٱلرَّحۡمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ ٣Naxariis guud, iyo mid gaar ahba Naxariista مَٰلِكِ يَوۡمِ ٱلدِّينِ ٤Boqorka Maalinta Abaal Marinta إِيَّاكَ نَعۡبُدُ وَإِيَّاكَ نَسۡتَعِينُ ٥Adiga oo keliyaan ku caabudnaa, oo Adiga oo keliyaaan ku warsannaa kaalmo ٱهۡدِنَا ٱلصِّرَٰطَ ٱلۡمُسۡتَقِيمَ ٦Nagu Sug Tubta Toosan صِرَٰطَ ٱلَّذِينَ أَنۡعَمۡتَ عَلَيۡهِمۡ غَيۡرِ ٱلۡمَغۡضُوبِ عَلَيۡهِمۡ وَلَا ٱلضَّآلِّينَ ٧Tubta kuwa aad u Nicmaysay2, aan aheyn kuwa galabsaday cadho(daada)3, iyo kuwa iyagu lunsan
Chapter 1 · 7 verses · Abdullah Hasan Jacob
Surah Al-Fatihah in Somali
Tap a verse number for its tafsir
Translation: Abdullah Hasan Jacob.